Qaluu…. Innaa lLillah Waa Innaa Ileyhi Raajicuun.
kulu nafsin daaiqatul mowt….. Rabbi haw naxariisto, haw nuuro xabasha ilka necow qabow iyo hakusiyo naruuro nolaba waa dhinte xaqibana yimiday waxaan tasi tiiranyole udirayna aderkayo nuux barkhadle jibril eheelkisii iyo awladisiba Ilaahay Samir iyo iimaan haka siiyo. Aammiin
Waxa tacsidan diraya
1. Sayid adan omar
2. Abddirahmaan xaaji ismacil
3. ikraan xaaji ismacil jibril cige
4. Ifrax xaaji ismacil jibril cige
5. Nimco xaaji ismacil jibril cige
6. Deeqa xaaji ismacil jibril cige
7. Rahma xaaji ismacil jibril cige iyo dhaman rer xaaji ismacil jibril cige oo kala joga dafaha dunida iyo dalka gudahisaba
Ilaahay Marxuumka naxariisktii janno ha ka waraabiyo, eheladiisii iyo dadkiisa jeclaana samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Aammiin
Sayid Omer