Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dhulka aan ku noollahay sidee u egaa malaayiin sano hortood, 100 milyan oo sano kadibse sidee u egaan doonaa?

$
0
0

Ilaahay ayaa qur’aankiisa innoogu sheegay in uu bani-aadamka wax kasta baray, aqoonta lagu gaadhay in la saadaaliyo sida ay wax noqon doonaanna waxa ay ka mid tahay aqoontaa uu rabbi kitaabkiisa ku sheegay in uu Adamaha baray. Sida maanta aan aragnana waxa cilmi oo dhan fududeeyey aaladda casriga ah ee loo yaqaan Computerka, oo gaadhay in uu cilmi oo dhan fuuqsado, wax kastana oo la weydiiyana ka jawaabo.

Sidaasi daraaddeed, ayaa cilmiga casriga ah ee loo adeegsado aaladdani ay qiyaas run u eg ka bixsay sida uu dhulkeennu ahaa malaayiin sano ka hor ee uu kolba marxalad u soo marayey, waxa kale oo uu qiyaas ka bixiyey sida 100 sano kaddib uu dhulka aan ku noollahay u egaan doono.

Bal hadda Videogan ka daawo mucjisadan cilmgu gaadhay ee arrintaa ka warramaysa.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images