Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faysal oo lahjad adag ku duray dawladda Ahmed Siilaanyo. Halkan hoose guji oo...

Awdalpress – Thursday, 05 September 2013 - Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa intii mudda ahba aad ka hadlayey arrimo uu ku dhalliilayo dawladda Madaxweyne Ahmed Siilaanyo, waxana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Noocyada xijaabka oo laga sameeyey barnaajin ( Halkan ka daawo )

Xijaabku waa marayaha ay dumarku wajigooda iyo jidhka kaleba ku qariyaan, waana sida ay diinta Islaamku ku waajib yeeshay dumarka. Laakiin waxa jira xijaabo kala geddisan oo ay dumarka Muslimiinta ahi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meher oo hawl wadeennada shabakadda awdalpress.com u dirayaan...

Bahda shabakada Awdalpress.com iyo Halwadeenadeeduba waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan weriye Abdirisaq Mohamed Barkhad(Camuudi) iyo Boqorada Samiira Axmed Muhumed oo Galabta uu meherkooda ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somaliya iyo wafdi uu hoggaminayo oo booqasho ku tagey magaalada...

Awdalpress – Beledweyn – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud iyo wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweyd ka degey garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada...

View Article

Daawo film dhaqankii guurka meel kaga dhacaya, oo meherkii la yaqaannay ay...

Dhaqankii Somaliyeed ayaa maalinba la arkayaa qayb meel lagaga dhacayo. Waxana aan filmkan maanta ku daawan doonnaa dhaqankii guurka oo xeerkiisii rasmigii meel lagaga dhacay. Halkan ka daawo....

View Article


Dr Cali Khalif Gallayr: Oo si gadho leh ula hadlay Somaliland.

Prof. Gallayr oo jooga dalka Ingiriiska ayaa farriin adag u diray maamulka Somaliland, waxana uu ku hanjabay in ay dhibweyni iman doonto haddii aan la joojin dhibaatada lagu hayo Khaatumo. Halkan ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saraakiil ka mid ah Ciidammada Booliska Muqdisha oo shaqadii laga eryey

Awdalpress – Muqdisho – Laba sarkaal oo ka tirsan Booliska Somalia ayaa laga caydhiyey shaqadii ay ka hayeen Police-ka,  kadib markii ay ku fashilmeen shaqadii ay u hayeen shacabka Soomaaliyeed ee loo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somaliya mudane Hassan Sheikh Mahamoud oo la filayo in uu goor...

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta lagu wadaa in uu ka soo ambabaxo magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo booqasho gaaban uu ku tegay gelinkii dambe ee...

View Article


Qaybtii Cilmiga oo aan maanta ku soo qaadanayno taddawurkii ( Human...

Culimada Science-ka oo adeegsanaya qalabka casriga ah ayaa rumayna in uu bani-aamku ka yimid muraxareeraad, kaddibna uu soo maray taddawur aad u dheer, sida muuqaalka Video-ga ka muuqatana waxa labadii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hoggaamiyeyaal ka Tirsan Al-shabaab oo lagu daray liska dadka Amni darrada ku...

Awdalpress – Muqdisho – Mareykanka ayaa ku daray saraakiisha Al-shabaab liiska argagixisada khalkhal gelisay ammaanka dunida, iyadoo liiskan lagu sheegay magacyada afar hoggaamiye oo ka tirsan ururka...

View Article

Haweeney Timaheeda dherarkooda gaadheen 16m oo u xambaarta sida cunug: (...

Haweenayda ugu timaha dheer dunida oo la soo bandhigay dhererka timaheeda, halkan ka daawo: Awdalpress.com

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis: Shirweynihii Beelaha reer Maxamuud Nuur oo maalinta Khamiista ah ka...

Dhammaan waxaa la ogaysiinayaa bulsho waynta beelaha Mohamuud Nuur meel kasta oo ay joogaanba in Magaalada la qaban doono shirwaynaha wada tashiga beelaha Mohamoud Nuur ee Barkhadle oo lagu qaban...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fannaanadda Hibo Nuura oo 22 sano kaddib ku noqotay Muqdisho

Awdalpress(Muqdisho) 10 Sep.13–Fannaanadda caanka ah ee Hibo Maxamed Huddoon (Hibo Nuura) ayaa maanta dib ugu laabatay magaalada Muqdisho kaddib 22 sano oo ay dalka ka maqnayd. Hibo waxaa Muqdisho ku...

View Article


Habaarka Khayraadka. (Resouce curse)

    By:Ibrahim Jama Reyte. Xildhibaan Golaha Wakiillada. Somaliland. Qormada.1ad.  Hordhac. Qormadani waxay  hordhac u tahay qoraallo taxane ah oo ku saabasan arrimaha faraha badan ee ku xeeran...

View Article

Daawo: ASARDA oo Warbaahinta tustay shaqada wadada u dhaxaysa Dilla iyo...

Daawo: ASARDA oo Warbaahinta tustay shaqada wadada u dhaxaysa Dilla iyo Boorama iyo sida shaqadu u socota..

View Article


Daawo: Majaajilo Qosol badan oo ku saabsan Bakhayl iyo Beenaale, ku nasta...

Daawo: Majaajilo Qosol badan oo ku saabsan Bakhayl iyo Beenaale, Ku nasta sheekadan si haboon.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War deg deg ah: War saxaabadeed ay soo saareen Maamulka sare ee Awdalstate of...

KALFADHIGII 1AAD EE GUDDIGA FARSAMADA MAAMULKA AWDALSTATE IYO GO’AANNADA AY SOO SAAREEN. Guddigan oo ka kooban 9 xubnood oo uu, magacaabey wasiirka bulshada Mudane Siciid Faarax, kadibna uu ansixiyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo: Awdal state xaalkeeda siyaasadeed halkuu maryaa?

Awdalpress – London – Sida aan ka warqabno Awdal State of Somalia,  waa maamul goboleed ku astaysan gobollada Gebilay, Awdal iyo Salal. Ujeeddada loo sameeyeyna ay tahay in uu ka taliyo gobolladaasi....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dabaasha Damuljadiid iyo Darxumada Dadka

      Arar   Hadda ka hor ayaa dalka Faransiiska waxaa ka dhacay hoos u dhac dhaqaale oo uu qaaliyoobay Rootigu, ka dib dadkii ayaa waxa ay dhigeen Muddaharaad hal-ku-dhiggiisu ahaa; “ROOTI, ROOTI,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahmed Siilaanyo oo la filayo in uu shaaciyo diyaargarawga uu ugu jiro...

Awdalpress – Hargeysa – Warar aad loo xaqiijinayo laguna shaaciyey shabakadaha Somaliland ayaa sheegaya in Madaxweyne Ahmed Siilaanyo uu mar labaad isku soo taagi doono doorashada la filayo in ay...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live