Awdalpress – London – Prof. Samatar waxa uu hadalkiisii ku billaabay duco uu leeyahay; SOMALILAND HA NOOLAATO…..SOMALILAND OO WADA JIRTAA HA GUULAYSTO. Kadibna waxa uu guda galay hadal ballaadhan, oo uu ku xarragoonayey, dadkuna ay si fiican u dhegeysanayeen.
Ahmed waxa uu maanta la hadlayaa xubnaha taageera xisbiga Kulmiye, balse hadalkiisu waa ka ballaadhan yahay odhaah xisbi. Waxana uu yidhi:
Awdalpress




