Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

WAR DEG DEG AH: Wiil da’ yar oo ka mid ahaa dadkii soo dhaweynayey wafdigii Waddani oo lagu dilay Dilla.

$
0
0

Awdalpress – London – Wafdi ballaadhan oo ay hoggaaminayeen musharrixiinta xisbiga Waddani ee kala ah Abdirahman Cirro iyo Mohamed Ali una socday gobolka Awdal, ayaa markii lagu soo dhaweynayey degmada Dilla, waxa nin askari ahi uu rasaas ku furay bulshadii faraha badnayd ee wafdiga soo dhaweyneysey. Rasaastiina waxa ay galaafatay wiil da’yar oo la odhan jiray  Mukhtaar Ibraahim Ismaaciil.

 

Marxuumka Allaha u naxariisto. Ihelkiisiina samir iyo iimaan Allaha ka siiyo….Aammiin

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images