Awdalpress – London – Hoggaanka xisbiga Kulmiye oo ay hor socdaan Musharrixiinta Madaxweyne Muse Bixi iyo M/xigeen Abdirahman Zaylici, ayaa maanta magaalada Borama kaga qayb galay xaflad ballaadhan oo lagu soo dhaweynayey xubno cul-culus kala ahaa Ex-Wasiir Osman Sh. Abdilqadir Sh. Mohumed, Xoghayihii hore ee warfaafinta Abdirashid Hassan Mataan iyo siyaasiyiin kale.
Sidoo kale waxa madasha oo buuxday fadhiyey, siyaasiyiin, aqoonyahanno, oday dhaqameedyo iyo da’yar isugu jiray dhammaantood rag iyo dumar.
Xafladdiisna sidan ayey u dhacday:
Awdalpress






