Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ex- Wasiir Osman Sh. Abdulqadir oo si ba’an u weeraray xisbiga Waddani.

$
0
0

Awdalpress – London – Ex- Wasiir Osman Sh. Abdulqadir oo ka mid ahaa siyaasiyiinta maanta xisbiga Kulmiye lagu soo dhaweeyey, ee caddaysay in ay xisbiga soo galeen, ayaa madashii ka jeediyey qudbad aad u xeel fog, waxana uu ka dhawaajiyey, in uu Muse Bixi yahay musharraxa keliya ee dalka Somaliland meel gaadhsiin kara.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images