Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Siyaasi Abdirashid Hassan Mataan iyo qudbaddiisii uu maanta ka jeediyey xafladdii uu xisbiga Kulmiye u qabtay siyaasiyiinta uu ka midka yahay. ( Bal nala daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Siyaasi Abdirashid Hassan Mataan oo ka mid ah haldoorka lagu amma siyaasiyiinta reer Awdal, oo dhawaan ka soo diga rogtay xisbiga Waddani oo uu u ahaa xoghayaha Warfaafinta, ayaa dhawaan isaga degey xilkii uu xisbigaasi u hayey, xubinnimadii xisbigana isaga baxay. Waxanu hore u shaaciyey in uu ku biiri doono xisbiga Kulmiye, sababta uu sheegi doono.

Maanta oo uu ka mid ahaa siyaasiyiintii xafladda soo dhaweynta ah loo qabtay ayuu xafladdii ka jeediyey qudbad uu ku weeraray xisbiga Kulmiye, isaga oo ku daray sababta uu uga huleelay.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images