Awdalpress – London – Khaddiibka caalimka ah ee ku magac dheer Sh. Aden-siira, oo ah reer Hargeysa, muddana loo tirinayey in uu xisbiga talada ku guuleystay ka horjeeday, ayaa si xarago leh u hambalyeeyey, isla markaana sida looga bartay maalintii Jimcihii kaga hadlay qudbaddiisa.
Sh. Aden-siira ayaa si cilmiyeysan oo diinta Islaamka waafqsan uga hadlay hoggaanka loo baahan yahay. Waxana uu yidhi:
Awdalpress



