Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wax ka baro isku daygii inqilaabkii 1961 kii dib loogula soo noqonayey dawladnimadii Somaliland.

$
0
0

Awdalpress – London – La soo noqoshada dawladnimo ee Somaliland waxa ay soo socotay illaa iyo 1960kii, markii labada gobol ee woqooyi iyo koonfuri ay isku darsameen, lana bexeen Jamhuuriyadda Somalia. Laakiin dawladdii koonfureed ay boobtay haykalkii dawladnimo ee la wada lahaa. Haddii ay noqon lahayd Madaxweynihii, Ra’iisal Wasaarihii, wasiirradii, saraakiishii ciidammada iyo maamulkii kaleba.

 

Caddaalad darridaasi ay dadkii reer woqooyiga ahaa ee wakhtigaa wax kala garanayey ay dareemeen, ayaa kaliftay in saraakiishii wakhtigaasi joogtay ay ku fekeraan in ay dib ula soo noqdaan dawladnimadii ay Ingiriiska ka heleen 1960.

 

Haddaba maxaa dhacay ee ay fashiliyey? Halkan ka daawo….

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images