Awdalpress – London – Somalida, Amxaarada iyo Suudaanta ayaa midba mid heesahooda ka helaa, waxana aad isugu dhaw laxanka iyo muuqaalka shacabka sidaasi ayaana qolaba qolada kale uga helaan.
Bal haddaba heestan ay inanta Xabashiyadda ahi innoo qaadayso oo ay naga soo codsadeen asxaabta shabakadda ku xidhani, si fiican u dhageysta.
Awdalpress





