Awdalpress – London – Barnaamijka kaftanka siyaasadda ee ay soo diyaariyaan Weriye Ali Xaraare, Yaasiin Ducaale iyo Badri oo maanta si weyn uga hadlaya dibin daabyada ay ciidammada Somaliland ku hayaan Fannaanka Nimcaan iyo qoyskooda deggen Borama. Waxa kale oo ay barnaamijkan kaga hadlayaan wasaaradda uu soo dhisay madaxweyne Muse Bixi Abdi iyo qabyaaladda ka taagan Puntland.
Awdalpress




