Awdalpress- London – Waxa dhawaan ay Somalia la wareegtay Maamulka Hawada oo ay muddaba sugayeen, waxana meesha ka baxday rajadii ay Somaliland ku doonaysey in ay qabta dalkeeda maamusho.
Arrintan oo dhabar jab iyo lama filaan ku noqotay maamulka Somaliland. Xilligan u caddaatay in aanay waxba ka qaban karin. Ayaa waxa eegaya aqoon-yahan Martin oo badiba ka faallooda arrimahaasi iyo guud ahaanba siyaasadda Somaliland ee sii foorarta.
Awdalpress







