Awdalpress – London – Heshiiskii qabyada ahaa ee u dhexeeyey Somaliland iyo DP World, ee sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha dibaddad Somaliland usbuucan lagu kala sexeexday Dubai, ayaa waxa ka hor yimid xukuumadda Farmaajo, oo heshiiskaa ku tilmaantay mid aan sharci ahay, kana hor imanaya shuruucda caalamiga ah. Inkasta oo ay hoosta ka xarriiqeen in ay ka dawlad ahaan soo dhaweynayaan daneeyayaasha doonaya in ay maal gashadaan khayraadka ganacsi iyo adeegyada Somalia.
War sharciyeed ay arrintaa ka soo saareen ayaana u dhignaa sidan:

Awdalpress





