Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Siyaasiyiin reer Somaliland ah oo cadaawad cusub u qaadday Djabouti iyo dawladda Djabouti oo difaacday siyaasaddeeda gaar. Sababtu maxay tahay?

$
0
0

Awdalpress – London – Muddaba waxa aad isku soo tarayey xidhiidh xukuumadda Djabouti iyo Somaliland. Sidoo kale waxa dawladda Djabouti u qorshaysnaa in ay si walaaltinnimo u dhex gasho Somalia iyo Somaliland. Laakiin siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa mar keliya budka ku dhufatay wanaaggaasi ay dawladda Djabouti la garab taagan tahay.

Dhawaan ayey ahayd markii guddoomiyaha UCID uu eedo iyo hadallo seef ah uu dawladda Djabouti ku weeraray. Xukuumadda Djaboutina waxa ay hadalkaa ka bixisay jawaab aad u qallafsan. Laakiin xukuumadda Somaliland kama ay hadlin, inkasta oo wakiilka Somaliland uu saxaafadda mariyey hadal uu dhabarka saarayo Djabouti.

Siyaasiyiinta iska hadla ee reer Somaliland intaa uun kuma joogine waxa maanta full light ka u shitay siyaasi kale oo iska waxa uu doono ku hadlay. Dagaalkaasi saxaafadda waxa u dheer af-lagaadada ay shacabka reer Hargeysa u marinayaan Facebook amma social media aha kale.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images