Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hub iyo saanad laga bad baadiyey dagaal yahannada Al Shabaab oo lagu wareejieyey AMISOM

$
0
0

Awdalpress – London – War aan ka soo xiganna idaacadda VOA ayaa sheegaya in mas’uuliyiinta Dowlad goboleedka Hirshabeelle ay maanta hub iyo saanad ku wareejiyeen ciidammada dowladda Soomaaliya, hubkaasi oo ay ka badbaadiyeen dagaal yahannadii Al Shabaab ee weerarka gaadmada maalintii Jimcihii ku qaaday kolonyo saad u siddey ciidamada AMISOM. Weerarkan ayaa ka dhacay duleedka magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, sida wararku sheegayaanna waxa weerarkaasi ka uu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa hoggaaminayey madaxda Hirshabelle ee maanta u tacsiyeysay ciidamada AMISOM.

Haaruun Macruuf oo ka hawl gala idaacadda VOA oo arrintan ka waraystay Taliyaha Booliiska Hirshabelle Gaashaanle Sare Xasan Dhicisow oo ka mid ahaa saraakiisha wareejisay hubkaasi. Ayaa waxa uu waraysigii u dhacay.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images