Awdalpress – London – Guddoomiyaha golaha shacabka Somaliyeed Mudane Jawaari ayaa immiga war saxaafadeed ku sheegay in ay aqbaleen soo jeedintii Madaxweynaha ee ku saabsanaa shirkii maanta uu goluhu u ballansanaa.
Waa kan war saxaafadeedkii
Awdalpress