Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hawl wadeennada shabakadda awdalpress waxa ay tacsi u diryaan eheladii hoobaladdii Sahra Ahmed

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Hawl wadeennada shabakadda Awdalpress.com waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii Allaha u naxariistee Sahra Ahmed, oo maalintii shalay ahayd  ku geeriyootay magaalada Hargeysa, waxana ay ku geeriyootay magaalada Hargeysa oo ay muddo ku xanuunsanaysey.

Marxuumadda waxan Ilaahay uga baryeynaa in uu danbigeeda dhaafo, jannadana ka waraabiyo. Ehelkeediina uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aammiin

 

Marxuumad Sahra Ahmed waxan ku xasuusan karnaa waraysi mar hore laga qaaday, oo ay kaga warramaysey nolosheedii hore:

 

 

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images