Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Warkii Ugu Dambeeyay ee Xaaladda Baarlamaanka Dawladda Federaalka Somalia

$
0
0

Awdalpress – London – Xaaladda siyaasadeed ee baarlamanaka ayaa kacsan iyadoo haatan ay muuqato inay xildhibaannadu ka dareerayaan dhismaha baarlamaanka.

Guddoomiye Maxamed Sheekh Cismana Jawaari ayaa ka baxay dhismaha isaga oo uu la socdo taliyaha ciidamada AMISOM oo ay haatan shir ku wada jiraan.

Dhinaca kale, taliyayaasha ciidanka ayaa qabtay shir jaraa’id waxayna ku eedeeyeen guddoomiyaha baarlamaanka inuu ciidan hubaysan la galay dhismaha baarlamaanka. Faahfahainta Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa haya.

xuquuqda warka waxa iska leh VOA

Awdalpess


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images