Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Duullimaad cirka ah oo ay ciidammada huwanta ah ee USA, UK iyo France ku qaadeen goobaha hubka Kimikada ah ee Syria ayaa qaybtii hore la soo af-jaray.

$
0
0

Awdalpress – London – Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka, Ingiriiska iyo kuwa Faransiiska ayaa iyaga oo raxan raxan u duula, subaxnimadii saaka duqeeyey goobaha looga shakisan yahay hubka Kimikada ah.

Ra’iisal Wasaaraha dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in ay duqayntii hore ku soo dhammaatay si guul ah. Sidoo kale nin u hadlay ciidanka duullimaadka qaaday ee Maraykanka ayaa isna sheegay in hawshu u dhacday sidii ay rabeen.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images