Awdalpress – London – Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo muddaba ka meer meerayey boogo ay taageerayaashiisu ka sugayeen in uu u xoqo, ayaa maanta uu diirka ka qaaday, waxana uu saxaafadda ka hor akhriyey hadallo sir ah oo warbixin, dhaleecayn xisbiga Kulmiye iyo difaac uu difaacayo siyaasadda xisbiga Waddaniba isugu jirtay.
Awdalpress




