Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

XASAASI: Waraysi uu bixiyey Uur-Cadde oo ku bilaabmay xanaaq ama cadho iyo nuxurka uu daarranaa oo ah khilaafka xisbiga Waddani ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Xoghayihii xisbiga Waddani Uur-Cadde ee dhawaan uu goddoomiye Cirro sheegay in uu xilkii ka qaaday, balse ku doodaya in uu weli xoghaye yahay, ayaa waraysi xasaasi ah siiyey saxaafadda. Waraysigaasi oo ku bilaabmay xanaaq iyo cadho, isla markaana uu Uur-Cadde ku eedeeyey weriyaha in uu adeerkii uga eexanayo amma uu leexinayo hadallada iyo sida uu u warasanayo, ayaa sidan u dhacay.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images