Awdalapress – London – Mas’uuliiin uu ka mid yahay Saleeban Ali Koore iyo xidhibaanno ka soo jeeda gobollada Sool ee bariga Somaliland oo saxaafadda la hadlay, ayaa si cadho leh uga hadlay sarkaal sare oo lagu dilay gobolkaasi, waxana ay eedda dusha uga tuureen maamulka Puntland, waxana ay hanjabeen in ay Aar-goosan dooaan, waana arrin ugub ah in ay hoggaankii shacabku halkaa gaadhsiiyaan farqiga amma is faham la’aanta siyaasadeed ee xalka loo la’yahay.
Bal hadda u fiirsada hadallada ka madhan milgaha ee qoryaha la isugu dhiibayo dhallin yarada dhiiggooda la isku xalaalaynayo.
Awdalpress





