$ 0 0 Awdalpress – London – War Qoraal ah oo ay heshay saxaafadda ayaa sheegaya in shaqo joojin lagu sameeyay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle). Akhriso Qoraalka : Awdalpress