Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Jeelka ku yaalla Jig Jiga oo dadkii ku jiray intii badanayd laga sii daayey

$
0
0

Awdalpress – London – Sida aad  maalmahanba wararka Ethopia ula socoteen, waxaa  socda isbeddellada uu hoggaaminayo ra’iisal wasaare Abiy ka wado dalkaasi. Magaalada Jig Jigana waxa laga soo sheegayaa inxabsiga loo yaqaano Jeel Ogaadeen ee magaalada Jig-Jiga laga sii daayey maxaabiista qaarkood oo muddo aad u dheer halkaas ku xidhnaa.

 

 

Hase yeeshee, ururka SRAJ ee Caddaaladda iyo Siyaasadda ee Gobolka Soomaalida ayaa sheegay in tirada la sii daayey ay aad uga yar tahay ta maamulku sheegay, walina ay jiraan dad xabsiga magaalada Jigjiga ku xidhan.

 

Ahmed Gurxan oo ah Guddoomiye Ku xigeenka Ururka Caddaalada iyo Siyaasada gobolka Soomaalida ayaa asagoo ku sugan dalka Switzerland khadka telefoonka ugu waramay Sahra Cabdi Axmed oo Washington joogta.

Warkan waxa aan ka soo xigannay VOA

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images