Prince Abdi waa magaca Komidiankan looga yaqaanno caalamka iyo dalka Ingiriiskaba, waxana uu ka soo jeedaa gobolka Awdal, dhawaanna waxa uu tegi doonaa dalkiisa hooyo ee uu ka soo jeedo, bal haddaba halkan ka daawo wiilkan cajaa’ibka ah ee ku caan baxay masraxa ka qoslinta:
Awdalpress.com