Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Xaaji Dayib Sh. Muhumed

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

 

 

Dhammaanba reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo ummaddii ay ka geeriyootay Marxuumad Hooyo Xaliimo Jamac, oo maanta xaqii ugu yimid magaalada Hargeysa.

 

Tacsidan oo si gaar ugu socota reer Xaaji Dayib Sh. Muhumed, waxan maruumadda uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo, ehelkeediina uu samir iyo Iimaan ka siiyo.

 

Aammiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images