Awdalpress – London – Gabdhaha Somaliyeed ee ku nool dunida horumartay sida waddammada reer galbeedka ayaa muddo sannado ahba ka qayb gala waxa loo yaqaan moodeelka, fanka iyo siyaasadda. Laakiin immiga waxa ay billaabeen in ay ka qayb qaataan tartanka quruxda gabdhaha ee dunida.
Sida ay caalam badani qireen, waxa dumarka Somalida lagu tilmaamaa kuwo kaalinta koowaad kaga jira quruxda dunida, soo jiidasho badanna waxa ay ka dhex muujiyeen caalamka horumaray.
Haddaba Muna oo ka mid ah gabdha aadka u qurxoon ee ka qayb galay tartanka quruxda dalka Ingiriiska bal nala daawada:
Awdalpress





