Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gabadh si cajiib ah uga hadashay xaflad aroos oo wiil ay jeclayd uu ku aroosanayey. ( Qoruxda iyo dhiirranaanta hadalkeeda nala daawada )

$
0
0

Awdalpress – London – Gabadh uu wiil jeclaa oo laga hor guursaday iyo wiil ay gabadhi jeclayd oo gabadh kale uga hor martay, waxa ay ka mid tahay nolosha caadiga ah ee maalin walba inna soo hor marta.

 

Laakiin gabadhani waxa ay ereyo ku muujisay sida ay wiilka aroosanaya u jeclayd, balse uu nasiibkiisu noqday in ay gabadh kale is helaan…..cajiib!

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images