Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Zaylici oo berri Jimcaha ka soo degi doona garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport London.

$
0
0

Awdalpress – London – Madaxweyne u xigeenka Somaliland mudane Abdirahman Zaylici ayaa maalinta barri ah ee ay taariikhdu tahay 30/11/2018, iman doona magaalada London ee carriga Ingiriiska.

 

Mudane Zaylici ayaa booqasho ku imanaya dalka Ingiriiska iyo dalka Belgium. Muddada uu dalalkaa joogo waxa kaga qayb geli doonaa shirar caalami ah iyo shirka ka dhici doona London ee loo qabanayo hawl wadeenno ka tarisan waddammada Yurub.

 

Wararka lagu sheegay saxaafadaha qaar ee sheegaya in M/xigeenka loo diiday in uu ka soo dhoofo Ethopia ayaa ah mid aan waxba ka jirin oo been ah.

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images