Awdalrpess – London – Guddoomiye ku xigeenkii UCID Abdinaasir Buuni ayaa xisbigii UCID isaga baxay, kadib markii hoggaanka xisbiguna dhiniciisa sheegay in ay eryeen oo xasaanadda ka qaadeen, iyaga oo sabab uga dhigay in ay u adkaysan waayeen wax ay ku tilmaameen anshax xumo baal marsan sharciga xisbiga. Arrintan oo hadal hayn badan ka dhex dhalisay bulshada reer Somaliland.
Bal haddana nala daawada clip yadan:
Awdalpress





