Dadweynaha sharafta leh ee UK waxa la ogeysiinayaa in dib loo dhigay xafladdii soo dhaweynta Ugaasi Abdirashid ee dhaqanka ahayd. Waxana war naga soo gaadhay guddiga qaban-qaabadu uu sheegayaa in ay wakhtiga soo sheegi doonaan, haddii Allaha Awoodda lihi ogggolaado.
Awdalpress.com