Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay: Qorshayaashii lagu weerari lahaa Al-Shabaab ayaa socda

Awdalpress(Newyork) 11 Dec, 13–Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay inay socdaan dejinta qorshayaasha dib loogu billaabayo howlgallada milateri ee ka dhanka ah...

View Article


Hees qiira leh oo xigmad weyn xambaarsan halkan maanta ka dhegeyso.

Heesaha amma gabayadu waxa ay cabbiraan dareen iyo wax la mid ah oo qofka bini’aadamka ahi ugu raaxaysto siyaal badan. Hadday tahay wakhtiga farxadda, murugada amma wakhtiga oo kaa xun mararka...

View Article


Daawo: Wararka Tvga Hargaysa cable ka sheegay Imaatinkii Weftigii Awdalstate...

Daawo: Wararka Tvga Hargaysa cable ka sheegay Imaatinkii Weftigii Awdalstate ee Hargaysa iyo ka noqoshada Mawqifkoodii Soomaaliweyn..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS….OGEYSIIS….Xafladdii ugaaska ee London oo dib u dhacday, wakhtiga la...

Dadweynaha sharafta leh ee UK waxa la ogeysiinayaa in dib loo dhigay xafladdii soo dhaweynta Ugaasi Abdirashid ee dhaqanka ahayd. Waxana war naga soo gaadhay guddiga qaban-qaabadu uu sheegayaa in ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalida Koonfureed oo magacaabaya Ra’iisal Wasaare ka soo jeeda...

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mahamoud ayaa lagu wadaa goor dhow oo galabta ah inuu ku dhowaaqo raisul wasaaraha cusub ee xukuumaddiisa Somalida Koonfureed. Warbaahinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doorashada lagu kala bixi doono tartanka beelaysan, ayaa Madaxweyne Faroole...

Awdapress – Boosaaso – Madaxweynaha xiligiisu sii dhammaanayo ee Puntland Mudane C/raxmaan Faroole ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo wadahadalo uu la furayo musharraxinta kula tartameysa doorashada...

View Article

Raysul wasaaraha cusub oo sharraxay howlaha uu qaban doono

Awdalpress(Muqdisho) 13 Dec, 13–Raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa sheegay in uu dhammaystiri doono howlihii hor yaallay xukuumaddii uu hoggaaminayay raysul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisal wasaaraha cusubi waa ka qiimo badan yahay shakhsi qabiil loogu soo...

Abdiweli waa Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya loo doortay doorkan, waxana iigu dambeysey wakhti uu madax ka ahaa mashruuc la odhan jiray naaxinta xoolaha. Waxanan isku barannay wakhtigaa oo ay...

View Article


Shariif Xasan: Maamulka koonfur galbeed wuxuu noqon doonaa saddex gobol

Awdalpress(Baydhabo0 13 Dec, 13–Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay...

View Article


Nin Ganacasade Soomaali ah oo lagu dilay Dalka Mareykanka

Awdalpress– 13 Dec, 13–Nin ganacsade Soomaali ah ayaa subaxdii Arbacada meydkiisa laga helay waddo ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka. Lama oga cidda ka dambeysay dilkiisa, hase...

View Article

Love and live with your loved ones back home, Ibrahim Qaalib

1.     Finally the community of GOBKA, SAARAYAHA, ODAX and ILINTA celebrated the opening of ABDI GHALIB elementary school that has been long awaited. As I have previously reported this is a complete...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Weftigii Awdalstate ee Heshiiska galay oo sharaxaad ka bixinaya...

Daawo: Hogaamiyaha Weftigii Awdalstate ee Heshiiska galay oo sharaxaad ka bixinaya Sababta maamulkoodu u Samaysmay inay ahayd Caadal daro bilaabantay Aasaaskii Somaliland…

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka dowladda Xasan Sheekh oo loo diray si ay u joojiyaan dagaalka...

Awdalpress(Muqdisho) 14 Dec, 14–Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa loo diray inay joojiyaan dagaal beeleed in dhowaaleba ka socday qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe. Dowladda...

View Article


Siyaasiga Axmed Saleebaan Dafle oo Hargaysa ku soo Fool leh, Xog dhab ah..

Awdalpress(Hargaysa) 14 Dec, 13– Siyaasiga Axmed Saleebaan Cabdale( Dafle) oo ka tirsanaan jiray xukuumadii milatariga ahayd ee Soomaaliya, kana mid ahaa shanti golaha sare ee kacaankii uu hogaaminayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Rashiid Aw Nuur M/weynaha Awdalstate oo ka waramaya kulan dhexmaray...

Daawo: Rashiid Aw Nuur M/weynaha Awdalstate oo ka waramaya kulan dhexmaray wefigii uu hogaaminayay ee Hargaysa ku sugnaa iyo M/weynaha Somaliland..la soco waraysiga qaybihiisa kale

View Article


Waxaanu Caddaynaynaa In Maanta Laga Bilaabo Aanay Saxaafaddu Haysan Amaan...

Awdalpress(Hargaysa) 15 Dec, 13–– Gudoomiye ku xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa si adag u cabaareeyay Go’aanka Xukumaddu kula wareegtay Xarunta Wargeyska Hubaal oo doraad Ciidanka...

View Article

Tacsi ku socota Qoyska reer X,Yuusuf Wayrax Xergeeye geeridii ku timid Aabahood

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi Raajicuun : Dhamaanba dadka hoos ku qoran iyo hawlwadeenada shabakada Awdalpress iyaga oo ka tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Xaaji Yuusuf...

View Article


Koox bastoolado ku hubeysneyd ayaa caawa nin wadaad ahaa ku dhex dishay...

Awdalpress(Muqdisho) 15 Dec, 13–Koox bastoolado ku hubeysneyd ayaa caawa nin wadaad ahaa ku dhex dishay masjid ku yaalla xaafadda Xamar-bile ee magaalada Muqdisho, xilli uu dhageysanayay cashar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Sh/Hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) oo ka codsaday dowladda...

Awdalpress(Marka) 15 Dec, 13–Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa ka codsaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo AMISOM inay si dhaqsi ah u farogeliyaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul wasaaraha la magacaabay dhawaan oo baarlamaanka hortagaya Arbacada

Awdalpress(Muqdisho) 15 Dec, 13–Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta isla gartay in Cabdiwali Sheekh Axmed oo uu dhowaan madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay ra’iisul wasaaraha dalka uu golaha...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live