Innaa lillaahi wa innaa ilayhi Raajicuun : Dhamaanba dadka hoos ku qoran iyo hawlwadeenada shabakada Awdalpress iyaga oo ka tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Xaaji Yuusuf Wayrax Xergeeye oo lagu Aasay Boorama, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii iyo Eheladii uu ka baxay Marxuum Xaaji Yuusuf Wayrax.
Waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, ilaahay Samir iyo iimaan ka siiyo qoyskii iyo qaraabadii marxuumku ka baxay, meel kasta oo ay joogaan,Innaa lilaahi wa innaa ilayhi Raajicuun…..
Amb.Maxamed Sh, Xassan iyo Qoyskiisa
C/raxmaan Aw cali Faarax
Xil.Suleex Madar Xoosh
Suldaan Cabdi Xasan Ducaale
Maxamuud Sh C/laahi Cige
Suldaan C/raxmaan Dhawal
Cawil Ibraahim Xirsi
Harawe Sh Cumar Good
Dr, Maxamuud Taani
iyo dad kale oo fara badan oo Aqoon u lahaa Marxuumka geeriyooday waxay tacsi gaadhsiinayaan Qoyskii iyo Ubadkii uu ka tegay marxuumku ilaahay ha u naxariisto