Daawo; Sida looga Cabanayo Cashuuraha Dheeriga ah ee la Saaray Dekeda Saylac, Waa Laba Vedio oo mid ay ka hadlayaan dadka ka xoogsada Dekeda iyo shacabka Saylac iyo Suldaan Abshir Muxumed Ducaale oo isaguna shirjaraaid kaga hadlay, Hoos ka daawo..
Halkana ka Daawo Shirka Jaraaid ee uu Qabtay Suldaan Abshir Muxumed Ducaale..






