Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Kulmiye oo Guddi Beeshiisa ah Ergo Ugu Diray Murashixiinta...

    Hargeysa (Awdalpress) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye islamarkaana ah musharaxa madaxwaynaha loogu cumaaday xafladii afduubnayd ee golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ku qabsadeen 10-kii Bishan Hotel...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KULAN LAGAGA HADLAYEY SIDII LOO HIR GELIN LAHAA DIWAAN GELINTA COBIXIYAYAASHA...

  Hargeysa(Awdalpress):-Ururka jilayaasha aan dawliga ahayn ee Sonsaf ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qabtay dood lagaga hadlay sidii loo hir gelin lahaa diwaan gelinta codbixiyaasha somaliland,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xurguftii Wasiir Xaglo Toglotosiye Oon Wali Hadhin Iyo Madaxweyne Xigeen...

    Hargeysa(Awdalpress) Wasiirka wasaaradda biyaha ee Somaliland, Baashe Cali Jaamac ayaa muujiyay inay wali taagan tahay xurguftii ka dhalatay loolankii dhex maray madaxweyne xigeen Saylici iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GUDDIGA WADA HADALADA EE SOMALILAND OO NOQDAY KUWO IS CASILAY IYO KUWO AY...

Hargeysa (Awdalpress) Guddigii Somaliland u qaabilsanaa wada hadalada Somaliya ee ka tirsanaa dawladda Somaliland ayaa marka laga reebo hal xubin waxay ka mid noqdeen masuuliyiintii iska casilay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Halka Hawluhu u Marayaan

          < iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/F1AgQnFdryY” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe> The post Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Oo Ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Awdalpress -Maleeshiyada Suldaan Wabar taageerada u ahaa in ku dhaw sanad...

Munaasibadda lagu soo dhaweeyay Maleeshiyada waxaa goob joog ka ahaa guddoomiyaha gobolka Awdal Mr Ramaax, madaxweyne xigeenkii hore ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, hogaan dhaqameedka Awdal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Jabahadii Suldaan Wabar oo isku soo dhiibtay Somaliland iyo Masuuliyin...

Daawo: Jabahadii Suldaan Wabar oo isku soo dhiibtay Somaliland iyo Masuuliyin uu ka mid yahay M/xigeenkii hore ee C/raxmaan Aw Cali iyo Badhasaabka Awdal iyo Tababar loo geynayo Dararweyne si ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Madaxweyne ku Xigeen Ee Xisbiga WADANI Amb.Maxamed Cali Oo La Filayo...

Hargeysa(Awdalpress) Ambasador Maxamed Cali Awcabdi oo ka mid ah musharixiinta ugu cad cad jagada  madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga WADANI ayaa la filayaa in uu maanta soo gaadho caasimada Somaliland ee...

View Article


War Degdeg ah: Allaah Haw U Naxariistee Wariye Cawke Oo Jigjiga Ku Geeriyooday

Allaah haw u naxariistee waxa goor dhaweyd Magaalo Madaxda Dawlad Deegaanka soomaalida Ethiopia ee Jigjiga Ku geeriyooday Marxuum Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa foolaadka Suxufiyiinta Soomaalida....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TAARIIKH NOLOLEEDKII WERIYE AXMED XASAN CAWKE

  Axmed Xasan Cawke wuxuu ku biiray Radio Muqdisho 1972 isagoo aad ugu soo caanbaxay wararka iyo gaar ahaan tebinta ciyaaraha iyo madadaalada. Wuxuu sidoo kale ka soo shaqeeyay Telifishankii Soomaliya,...

View Article

MURASHAXA MADAXWEYNE KUXIGEEN EE XISBIGA MUCAARIDKA WADANI AMB. MAXAMED CALI...

  <iframe width=”660″ height=”415″ src=”https://www.youtube.com/embed/9fITVGuV4WE” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe> The post MURASHAXA MADAXWEYNE KUXIGEEN EE XISBIGA MUCAARIDKA...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr Maxamed Cali Oo Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharaxa Madaxweyne Kuxigeen Ee...

Hargeysa(Awdalpress)  siyaasi caan ah ee Ambasador maxamed cali awcabdi oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee cigaal ee magaalada hargeysa isla markaasina mar labaad carabaabay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan: Cawke baal dahab ah ayuu ka galay taariikhda ummadda...

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa howlwadeennada...

View Article


WASIIR XAGLOTOOSIYE OO QADA SHARAF U SAMEEYEY 114 XUBNOOD EE CODKOODASIIYEY

Xaglotoosiye ayaa qada sharaf u sameeyey 114 xubnood ee codkoodasiiyey ee kamidka ahaa golaha dhexe ee xisbiga kulmiye  hotel green plaza magaalada hargeysa waxana hadalo kasoo jeediyey wasiirada...

View Article

Marxuum Wariye Cawkeoo Aas Heer Qaran Ah Loogu Samayay Magaladii Uu Ku...

<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/Kv_ioe7YkDM” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe> The post Marxuum Wariye Cawkeoo Aas Heer Qaran Ah Loogu Samayay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

XOGO CUSUB OO KA SOO BAXAY SHIRKII UU XAGLE TOOSIYE KULA GARNAQSADAY...

Dawr cisho kadib markii la soo gabogabeeyey shirkii golaha dhexee Kulmiye ayaa waxa madaxtooyada Somaliland ka dhacay kulan uu wasiirka Caafimaadka Saleebaan Xagle Toosiye kugala garnaqsaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

NALA DHEGAYSO GABAYADII : CABDULLAHI SULDAAN TIMACADE

The post NALA DHEGAYSO GABAYADII : CABDULLAHI SULDAAN TIMACADE appeared first on Awdalpress.com.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Amb Maxamed Cali Awcabdi Oo Warbaahinta Somaliland Soo Jiitay.

Faalo: warbaahinta Somaliland ayaa si qoto dheer u lafagurtay  musharaxnimada jagada madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga WADANI iyo shaacinta  Diplomaasi sare Ambasador maxamed cali awcabdi oo ka mid ahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdigii dowladdu u dirtay xuduudda oo warbixin ka soo saaray waxyaabihii ay...

Guddi xaqiiqo raadin ah oo dowladda federaalka ee Soomaaliya ay u dirtay xuduudda uu dalku la wadaago waddanka Kenya ayaa soo saaray war qoraal ah oo uu kaga waxyaabihii uu xadka ku soo arkay, gaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

W/Arrimaha Dibadda Somalia Oo Ka Hadlay Furitaanka Safaaradda Somaliya Ee...

Washington(Awdalpress) wasiirka arimaha dibada Somaliya Dr Cabdisalan Cumar Hadliye oo ka hadlay furitaanka safaaradda Soomaaliya ee dalka Maraykanka . Halka Ka Daawo : The post W/Arrimaha Dibadda...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live