Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all 7395 articles
Browse latest View live

500 killed in recent terror attacks

$
0
0

 


Wednesday, July 08, 2015
At least 500 people have been killed in about 150 separate attacks from 2012 to June 2015 countrywide.

Most of the deaths have been in Nairobi, Garissa and Mandera. Mandera has witnessed the highest number of attacks.

Between January 2012 and Decem
KDF soldiers display a cache of weapons outside Mpeketoni Hospital after killing 11 Al-Shabaab terrorists who had attacked a military camp in Lamu. PHOTO | ATHMAN OMAR |  NATION MEDIA GROUPber last year, 312 people were killed. Nairobi had 113 deaths and Mandera accounted for 68.

————————————————————————————————————————-

 

Sixty-seven others were killed in Lamu County, according to the police.

On April 2, terrorists killed 148 people at Garissa University College, the highest toll in a single attack.

The Tuesday morning raid in Mandera occurred just five days after nine herders were shot dead by Al-Shabaab militants in the same county.

On July 2, at around 4pm, at Adan Jiro in Fino Location, 15 people who were tracking 26 camels that had gone astray were attacked while resting at a dam.

They were surrounded by gunmen who shot and killed the nine. The victims were identified as Mohammed Gabow Takoi 28, Mohammed Mohamud Ibrahim 50, Abdulahi Noor Maalim Aden 38, Abdi Ali Amed 45, Yusuf Abdirahim Ahmed 34, Muhamud Bare 28, Abdi Kuresh Maalim 40, Aden Abdulahi Aden, 37, and Abdi Ibrahim Yakub, 62, who was the owner of the dam.

Their bodies were buried immediately at the Lafey Sub-County headquarters.

On March 16, at 8.30pm, four people were shot dead by gunmen in Mandera Town, two days after Governor Ali Roba’s convoy was ambushed on the Mandera-Arabia road, leaving two policemen and a civilian dead.

ROCKET-PROPELLED GRENADE

A former chairman of the Mandera County Council was killed when two vehicles in the convoy were hit by a rocket-propelled grenade.

On February 26, one person was killed and two others injured in Mandera Town.

The three were ambushed by gunmen and sprayed with bullets as they headed home from a hotel around 8pm.

Mandera County Commissioner Alex ole Nkoyo said the three were attacked by suspected Al-Shabaab gunmen, who had crossed into Kenya from Bula Hawa, Somalia.

 


Magaalada Muqdisha oo ay ciidammada Police-ka dawladda iyo kuwa AMISOM kala xidheen magaalada ( Taswiiraha hoos ka daawo )

$
0
0

policeAwdalpress – Muqdisho – Ciidammada Poliska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa magaalada Muqdisho ka wada hawlo lagu sugayo ammaanka Caasimada, waxana ay ka wadaan qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho, sida dariiqa halbawlaha ah ee Maka Al-Mukarama oo ay ka muuqdaan lagu ciidammo isugu jira booliiska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo halkaasi kawada baadhitaano lagu samaynayo gaadiidka dadweynaha .

Ciidamada ayaa sidoo kale sameeya roondooyin ay ku xaqiijinayaan ammaanka, iyadoo ay jiraan cabsi laga qabo in Xarakada AL-Shabaab ay weerarro iyo qaraxyo ka geystaan magaalada Muqdisho inta lagu guda jiro Bisha Barakeesan ee Ramadaan.








 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Awdalpress.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

XIR CULUS: Is qab qabsiga siyaasiyiinta Somaliland, dhaleecayn aan waxba la isula hadhin, run sheegga oo cabudhin lagu hayo, danaystaha oo jujuubanaya. Maxaa hadhay? ( Video-yo markhaati ah daawo )

$
0
0

ShameIntii mudda ahba waxa maamulka Mudane Ahmed Mohamed Siilaanyo dul hoganaya dhalliilo iyo is qab qabsiga wasiirrada hadda jooga iyo wasiirradii hore qaar ka mid ah. Sidoo kale waxa qar qarxaya siyaasado hoose oo lala galay maamulka Federaalka Somalia.

Waxa xadhka goostay xishoodkii iyo is ixtiraamkii wasiirradii wada shaqayntu ka dhaxaysay. Sida cajaladda aad ka dhageysan doontaanna, waxa uu wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Somaliland Mudane Mohamed A Omer cambaarayn dusha ka saaray wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi oo uu ku sifeeyey mucaarid iyo nabar ku yaalla xukuumadda Somaliland. Halka uu wasiir Xirsi ayaa isna dhankiisa iska difaacay war lagu cambaaraynayo Somaliland, waxana uu hoosta ka xarriiqay in la weydiiyo wasiirkii hore Arrimaha dibadda oo uu u jeeday Mohamed Abdillaahi Omer.

Madaxweyne Ahmed Siilaanyo ayaan isagu weli ka hadal muranka wasiirradiisa iyo eedaha is daba joogga ah ee loo soo jeediyo dawladda. Inkasta oo uu wasiirkiisa Arrimaha dibadda Mudane Biixi uu shalay beeniyey wararka lagu cambaaraynayo dawladda Ahmed Siilaanyo. Laakiin uu ka gaabsaday in uu wax ka sheego hadallada ay saxaafadda isku marinayaan  wasiirka Madaxtooyada iyo wasiirkii hore ee arrimaha dibaddu,

Dhinaca kale waxa isna muranka qayb ka noqday guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo si cad u taageeray wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Mohamed Abdillaahi. Oo dad badani aamminsan yihiin in loo eryey taageeradii uu Muse Biixi siiyey, xilligii ay is qabsadeen Madaxweyne Siilaanyo iyo xulafadiisa siyaasadeed.

Waxa kale oo iyana muranka iyo iska hor imaadka siyaasiyiinta Somaliland qayb ka ah xisbiyada Mucaaridka ah oo wada socda, haddana kala socda. Xubno miisaan leh oo ku jira golayaasha qaranka iyo guddoomiyayaasha labada gole ee qaranka Somaliland.

Isku soo wada duub oo waxa aan shaki ku jirin in khilaaf xididaysanayaa uu ka dhex jiro Somaliland iyo shacabkaba. Taasina ay tahay mid aan hore loo arag.

Awdalpress

Wikileaks waxay fashiliyeen garaadka Siyaasiyiinta Somaliland

$
0
0

imageqoraalka Wikileaks wuxuu inna tusay heerka iyo garaadka ay taagan yihiin siyaasiyiinteennu, waxay inna tustay miisaanka ay leeyihiin madaxda inna xukunta iyo kuwa kursiga doonaya ee uu ugu horreeyo Guddoomiye Cirro oo aan u haysanay Diplomaasi siyaasi ah.

Waraaqdani waxay inna tustay sida aynu uga arradanahay Chanels-ka Diplomaasiyadda, sababtoo ah waxaynu ku guul daraysanay inaynu shacabkeena ka qanciyo xogta iyo muhiimadda waraaqaha noocan oo kale ah.

Waraaqda waxaa cinwaan looga dhigay “Macluumaad” taas macneheedu waa warsiin oo keliya, waxay la mid tahay wararka lagu qoro warbaahinta oo kale, haddii ay tahay sir ama macluumaan la hubiyey oo lagu talo qaadan karo waxaa la siiyaa darajooyin kale sida “Classified” “Top Secret” iwm.

Macluumaadka waraaqdan ku qorani, waxay ka hadlayaan aasaaska dastuurka cusub ee dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxayna ka hadlaysaa aasaaska golaha baarlamaanka oo la leeyahay waxaa ku heshiiyey dawladda Somalia, Puntland iyo Somaliland iyo weliba Kooxaha kale ee siyaasadda Soomaaliya ku lug leh, waxayna dhinacyadaasi ku heshiiyeen in la aasaaso gole Baarlamaan oo ka kooban laba aqal.

Nuxurka waraaqdu waa intaas, haddaba ka soo qaad waraaqdaas oo runa, laakiin waxaad isweydiisaan innagu ma waxaynu u talinaa Sucuudiga? Waayo safaaradda Sucuudiga ayaa war ka dirtay saafaradeeda Somaaliya qaabilsan ee ku taalla Djibouti, waxayna u direen Wasaaraddooda Arrimaha Debedda.

Warka ay safaaraddu dirayso waa laba weji, wejiga koowaad oo ah, waxay waafajiyaan danohooda siyaasiga ah iyo waxa ay Soomaaliya la jecel yihiin, haddii Sucuudigu sidan Jecel yahay dee maaha inaynu isu cadhoono ee waa inaynu Sucuudiga u cadhoono.

Qodobka labaad Sucuudigu wuxuu warka ka qaataa Xamar oo ah dawladda la aqoonsan yahay, Xamarna waxaynu ognahay inay habeen iyo maalin la soo taagan yihiin “Somaliland annagaa maamulna” inay la soo taagan yihiin “Baarlamaanka Somalia dad reer Somaliland ah ayaa ku jira” inay xattaa wadahadaladii u burbureen shakhsiyaad u dhashay Somaliland oo ay shaqaalaysteen oo ay doonayeen inay inna soo horfadhiisiyaan, markaa adigu ma waxaad ka filaysaa in Soomaaliya ay tidhaahdo Somaliland kama mid aha dawladda Federaalka ah? Ma waxaad filaysaa warka Xamar laga dirayo ee Sucuudiga loo dirayo in lagu odhanayo Somaliland kuma jirto Baarlamaanka Federaalka?

Horta maaha in lagu wareero waraaqdan yar, haddii xukuumaddu Federaal qaadatay iyo haddii kale, caddaymo hala raadiyo, ma aha dembi fudude halagu qaado Khiyaamo Qaran. Laakiin waraaqdan Wikileaks waxay daaha ka fayday inaan Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro aanu ahayn Diplomaasi hase ahaatee uu ku fashilmay inuu kala qeexo arrimaha dawladda lagu eedayn karo iyo kuwa kale.

Mudane Cirro wuu ogsoon yahay haddii Diplomaasi yahay waraaq safaaradi u dirtay Wasaaradeeda oo weliba sidata Titleka “Macluumaad” inaanay ahayn wax sugan oo dawladi ay ku go’aan qaadan karto, laakiin ay tahay warar la ururiyey oo loogu talo galay in dalku la socdo xaaladda ka dhacaysa dalkaas.

Sidoo kale waxaa fashilmay dawladdeena oo halkii ay qeexi lahaayeen aqoon darrada haysata siyaasiyiinta mucaaradka waxay Iyana u dhaqaaqeen is cambaarayn, taasina waxay inna tusaysaa in garaadka mucaaradka iyo xukuumadduba aanu wax badna is dhaamin.

Maxamed Daahir Geeljire

Ohio, Columbus USA.

Somaliland: Fagaaraha’ Should Apologize to Professor Ahmed I. Samatar

$
0
0

After I watched the Youtube video of professor Ahmed I. Samatar’s response of the community meeting that he was accused storming out… titled ‘Prof. Ahmed I Samatar Muxuu kaga jawaabey Dhacdadii fagaaraha, the professor expressed the poor process… in which there could be a poor planning and procedures (rules and regulation), the professor mentioned the setting … in which could be the shabby venue that the event took place was not the right place to conduct such high level meeting with a sensitive topic, and finally the professor claimed that he was one of the two founders of the ‘Fagaaraha FORUM’… in which could relate his generosity of creating the such FORUM and handing to the active community members.

Before getting deeper in to my testimonial peice, let me share with you that I am from KISMAAYO – Southern part of Somalia while the professor Ahmed Samatar is from GABILEY – Northern part of Somalia. That indicates that we have no tribal relation that one may suspect that my findings could be based on defending him because of a tribal lineage. I remember that he used to advocate UNITED Somalia, but later on I heard that he decided to advocate the SOMALILAND cause. This is a BIG change, but the differences of viewpoint should not be a factor that makes me or anyone else to overlook the issue and avoid to correct what happened. Therefore, if the organizers turned a blind eye what happened, that will not happen without being noticed – and that is all about my testimonial to express my concern of the poorly mistreatment he received at meeting.

Technicality issue: poor rules and regulation of the community meetings

Our community can’t deny that the professor is someone who values Somali-nimo, someone who prefers all Somalis to be educated, and someone who encourages Somalis to be fair and to be morally conscious. I did not attend the meeting he was accused abandoning, and the only information that I am relaying on is the videos posted on Youtube or Facebook by the organizers and non organizers (attendees). Having said that, I am not here taking away the organizers credit, but I am here trying to reflecting with what I have witnessed and what I have seen in some of the many community meetings that I attended in the past. So, I agree with the professor that the issue of poor planning is real since most of the community meeting organizers have poor organizational skills.

I have seen some of them exhibited confused-behavior when it comes to dealing with people. Most of the time the infighting is about who should be at Podium .. such as who should speak at the meeting and who should not. Therefore, based on my observation and what the professor said, it appears to me that he has a point. Again, this goes back to my observation when I met with him and after, the news articles about him, and the academic articles that he wrote. Simply what people miss is that the professor is someone who is respectful and someone who prefers to deal people with dignity, but also expects the same in return.

In his own words “the setting” and the shabby community room

The professor is absulutly right that the setting was poor. It was obvious that there was some sort of desperation that forced to have a such meeting in a such a place. It appears to me there is a lack of funding since meeting rooms cost a lot of money. Apparently, as the professor indicated, someone failed to do his ‘home work’. Based on his video response, the meeting was proposed and finalized two months before the day this event took place. Therefore, organizers should have a better venue than shabby, poor maintained South Minneapolis, MN, Philips Community Hall. Also, the discussion of Somaliland and inviting such a place to a highly regarded community members was historic mistake that should never be repeated.

The need of change and the loss of appetite of meetings

I had a friend who asked me “why were’t you lately attending most of the community meetings?” What she sensed about me is right since I do not attend every meeting as professor Ahmed Samatar advised me when I met with him 6 years ago. One of his sugestions was to be selective the type of the community meeting that I should attend or should not attend since my priority should, MaashaaALLAH, be on my six children’s livelihood, their educational journey, and fulfilling the required fatherly duty since they need me today. Having said that, professor Ahmed Samatar’s emphasis of the South Somalis lack of attendance of the FORUM may not be right. So, could this be an indication that the majority of the Somali community in MN lost appetite for such meetings where the morality is in question.

I would agree with the professor that Somalis should be interested in the Somaliland Topics. However, based on what I heard from the community members, simply the people are no longer interested such unorganized community meetings or FORUMS. I am sure that community members would like to participate another high standard Somaliland program with high standard FORUM with high standard rules and regulations. Never the less, the community is tired with a show run by one person, but prefer a show run by a strong highly ethical team. If loss of appetite is the cause … does that mean … there is a need to create high standard ‘Fagaaraha alike FORUM’?

Meeting with professor Ahmed Warsame in St. Paul, MN

Around 6 years ago, I called the professor Ahmed I. Samatar’s office to set up an appointment, he accepted my request and agreed to meet with him in his office at Macalester College in St. Paul, MN-USA. One thing that I will not forget about that meeting was the advice he gave me. He was a generous man who shared with me a lot of wisdom, personal and family success story and Somali politics in general. It was the first time that I met with him and the last time that I saw him even though I spoke with him one time over the phone after that meeting. The phone conversation was organized by Professor Ahmed Warsame of Calgary who was one of the panel members of event that caused the current uproar.

The second and the last contact with the professor was that I was inquiring an issue that he was accused by members of an online FORUM that I am part of. It was about an insulting and dehumanizing statement towards the people of Mogadisho and the city. After I spoke with him, he clarified to me that his statement was misinterpreted. I told him that I will share the findings with the FORUM without adding or changing of the information that I gathered. I did it.

Finally, the professor has a point that relates with the poor quality of the venue and the way it was organized. Therefore, the professor deserves an apology … only if we have an open mind and eyes that can sense and see what is right or wrong. Otherwise, we will lose a good friend, a member of the learned group and a genuine Somali-nimo oriented professor that like to deal with all Somalis – educated and non educated the same.

M BarreM Barre

we can’t afford that, so I decided to ask our brilliant professor, on behalf of our community, to accept my sincere apology. All of us should do that if we want to be fair and learn from our mistakes.

Written by: Mohamed Barre – Junlay ‘BULUF’ an independent writer that writes issue about Somali community that lives in Minneapolis, MN - junlay99@aol.com

SOMALILAND:DETAILED REPORT ABOUT EVIDENCE REVEALED BY WIKILEAKS CONSTRUE AS BETRAYAL THE SIILAANYO’S GOVERNMENT

$
0
0

Xiri and M AbdillaahiA damning evidence revealed by WikiLeaks construe as betrayal the Siilaanyo’s government. The Siilaanyo government has secretly entered an agreement making Somaliland as a part of the Somalia’s federal system, WikiLeaks has revealed.

According the revealed document by WikiLeaks, the Saudi foreign ministry has noted that Siilaanyo government has agreed to reverse the decision the people of Somaliland have reached back in 1991 for withdrawing the failed union with Somalia by signing with agreement stating Soamaliland as a part of Somalia’s federal system.

Saudi documents written in Arabic states the agreement that the Kulmiye government,  along with the Puntland administration purportedly has signed with TFG of Somalia in February 2012, the same year when the Siilaanyo government first sat with the transitional government and started to negotiate with the outgoing then president, Sheikh Sharif.

Here is the English version of the ‘Saudi Cables’ revealing Kulmiye government secret deal with Somalia.

 

The Saudi Cables: “Somalia, Somaliland and Puntland agreed to form a single government in 2012”

First, the political situation in Somalia:-

  1. Somalia has recently witnessed a tremendous amount of political change, change that points to a lot of success at the political level. So much so, that the Somali people’s confidence in the government is beginning to return. A number of different communities have met regarding their difference and the agreements that have come out of such meetings/conferences constitute a road-map to peace. The Somali people welcome regional and international organizations who are interested in the Somali issue.
  2. Transitional Federal Government and the governments of Somaliland (lit translated as Land of Somalis) and the regional Puntland government along with a number of militias belonging to the Somali government have signed an agreement. This is dated 18/02/2012. The agreement is 1) to form a new parliament made up of two houses and 2) prepare a new constitution that allows for a federal system”

According to the above divulgence by the Siilaanyo government,  it has negotiated with the Somalia’s TFG in forming “new parliament” similar system to the Somaliland’s Guurti and House of Representative to prepare for a federal system Somaliland included.

 

According to WikiLeaks over half a million cables and other documents from the Saudi Foreign ministry were revealed, included the Kulmiye’s damning revelations, a total of 61296 published so far.

 

‘Somaliland’s government response’

 

There is no official government response to the WikiLeaks revelations but the Somailand’s presidential minister, Hiris Hassan has without confirming that he was speaking for his government leniently dismissed the WikiLeaks revelations as baseless and exaggeration.

 

Some media reports suggested that minster Hirsi Hassan was quoted as saying the former Somaliland foreign minister, Dr. Mohamed Omar had attempted to enter such negotiations with Somalia but was warned against it. This kind of statement has caused suspicious about the way minister Hirsi has responded to the alleged revelations and his retraction of the allegations he made against the former foreign minister was taken as cynical and  dubious.

 

However, this is the unprecedented revelations and it could make the Siilaanyo’s government to face its deepest crisis at its end of 5 year term and could diminish its chances to remain in power for two more years amid growing frustration for controversial extension granted by the Guurti and the abandonment of the all political parties agreement on when to hold the already postponed elections.

 

On the other hand, in a telephone interview with Star TV about the latest WikiLeaks revelations of a “secret document” on purported union between Somaliland and Somalia, the former foreign minister of Somaliland, Dr. Mohamed Abdillahi Omar categorically denied having signed any such deal and dismissed the allegations as pure lies fabricated by Minister Hirsi.

 

Dr. Mohamed Abdillahi Omar, referring to an earlier reported statement made by the Presidential Minister about the accusations, he lashed out at Mr. Hirsi and accused him of being behind what he described as “false report”

 

Offended by these WikiLeaks revelations, Dr. Mohamed  Omar added “…If someone has to explain himself or knows something, it’s only, Hirsi, himself that should explain what he knows about the secret deal he mentioned…”

 

In his interview, the former Somaliland Foreign Minister, Dr. Mohamed Omar accused Minister Hirsi of sabotaging the Kulmiye government and, therefore, damaging the image of the Kulmiye government and Somaliland as whole.

 

It is not clear why the former foreign minister has lambasted one of the Kulmiye ministers he had close ties and reportedly used to strike deals together and why the presidential minister, Hirsi Hassan has in the first place blamed his former collogue and then later retracted his statement and totally denied the existence of what the WikiLeaks has revealed.

 

‘The opposition parties response’

 

The WikiLeaks revelations has resulted the Somaliland’s oppositions condemnations and  the two main opposition parties and their political pressure group  -Madasha Waddatashiga have questioned about the trustworthiness of the government led by Ahmed Mohamed Siilaanyo and demanded explanation from it.

 

The UCID presidential hopeful, Jamal Ali Hussein who held press conference on Monday with Waddani opposition party’s chairman, Abdirahman Erro both condemned the government for what they described as a sell out.

 

Speaking about the gross mistakes the Siialaanyo government has made, the UCID presidential candidate has said ” We all know that when the (current) Somaliland government took the power it declared that it has changed the foreign policy of this country but it has never revealed what it has changed to”

 

“We all know that instead of seeking recognition (from the international community) for Somaliland for that all five years the Ahmed Siilanyo government was in power it has entertained the people with the futile talks going around and around”

 

Describing the current revelations of WikiLeaks as evidence of proof of Kulmiye government’s misleading the nation, Jamal Hussein said “This puzzles out what the intention of this government was (to enter federal system talks) on implementing the agreement on the 18/02/2012?

 

“The president has violated the first article of the Somaliland constitution …he damaged (his credibility) by misleading the nation and entering negotiations” said Jamal Hassan who greatly concerned the WikiLeaks revelations.

 

Also the Waddani party leader has raised concerns about the revelations and at the press conference with other opposition parties spoke about what they make the latest WikiLeaks on Somaliland.

“It is unfortunate that on many occasions the Somaliland government has accused the oppositions for having links with the federalism in (Somalia) but today there is authentic document from governments, from reliable sources (confirming) the government has signed on 18/02/2012 agreement with Puntland and federal government of Somalia to part of the federal system in Somalia”

“This is against the sovereignty of Somaliland and the its constitution, and the results of the referendum that the people of Somaliland have 97% voted for their country’s   independent is non negotiable” said chairman Erro who as vehemently rejected the suggestion of Somaliland re-joining with Somalia.

 

“We we will come back to the people after we consult with all sides including intellectuals and tradition leaders” said chairman Erro reassuring the people of Somaliland there will be some kind of response from the opposition side.

 

Other opposition leaders also add their concerns and demanding the replacement of the current Siilaanyo’s government its official term will end at end of this month.

 

It is not yet clear if president Siilaanyo will himself respond to this serious leak or will remain quite about it like other major issue he has not so far responded to them.

 

If this leak by WikiLeaks becomes authentic not only it will damage the credibility of president Siilaanyo as the safeguarding of Somaliland but it will affect the future of his party which could face total  wipe out in the next elections.

Nicholas Key ayaa si cadho leh u weeraray Ahlu Sunna Wal Jamaaca. Uguna hanjabay in ay xooggooda baabi’in doonaan haddii aanay dawladda la shaqayn.

$
0
0

NickolasAwdalpress – Muqdisho – Ergayga Qaramadda Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Nickolas Key ayaa ugu horreyn sheegay in Dowlada Somalia ay ka gaabineyso kaalintii kaga aadaneyd hanashada Maamul Goboleedyada dalka.

Mudane Key ayaa sheegay in Qaramada Midoobay aanay u dulqaadan doonin waxyaabaha ka socda Magaalada Dhuusamareeb waxa uuna sheegay in Qaramada Midoobay ay qaadi doonto talaabooyin lagu burburin doono awooda Ahlusunna wal-jameeca.

Waxa uu Key carrabaabay in Qaramada Midoobay ay garabtaagan tahay kaliya Dowlada Somalia wixii ka soo hadhana aysan la jaanqaadi doonin wixii intaa ka sii badan, wuxuuna caddeeyey in awoodda Ahlusunna ay sheeganayso ay u dhiganto awood Maleeshiyo beeleed taasina aysan u hakan doonin Dowlada iyo Qaramada Midoobay.

 

‘’Waxaa burburi doona kalsoonidii Qaramada Midoobay ay u qabtay Ahlusunna hadii wax laga bedeli waayo awoodaha ay Ahlusunna sheeganeyso waxaa waajib nagu ah inaan ka qeybqaadano burburinta ahlusunna waayo waxaa dhamaaday dulqaadkii, ujeedka ahlusunna waxa mid lid ku ah dhicitaanka doorashada taasina masuuragali doonto’’

Carada Nickolas Key, ayaa u muuqanaayo mid taageero loogu muujinaayo Dowlada Somalia, balse waxaa meesha ka maqan talaabooyinkii waajibka ku ahaa Qaramada Midoobay markii laga soo tago hanjabaada Nickolas Key.

Ahlusunna ayaa weli ku dhagan mowqifkeeda waxa ayna taasi qalqal galisay hamigii beesha caalamka ay ka qabtay doorsho xor ah oo ka dhacda Somalia, Ahlusunna ay kala dhantaashay maamulkii dhismihiisu rajada laga lahaa.

 

Awdalpress

Barnaamijka Qubanaha VOAda oo xiisa leh halkan ka daawo

$
0
0

Barnaamijkan qubanaha waxa aad ku maqli doontaan arrimo ay ka mid yihiin Al Shabaab oo mar kale dad ku laysay gobolka woqooyi Bari ee Kenya. Somalia oo dib u dhisaysa hannaanka garsoorka ee maxkamadaha  iyo arrimo kale.

Awdalpress


Kooxda Boka Haram ee ka dagallaatanta Nageria oo dabka saaray tuulooyin hoos yimaadda dalka Chad.

$
0
0

Boka HaramAwdalpress – London – Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Boka Haram ee ka dagaalanta qeybo ka mid ah Dalka Nageria ayaa weerar ay qaadeen ku laayey dad badan, waxana ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga Dalka Chad.

Weerarka Kooxda Boka Haram ay ku qaadeen deegaanno ka tirsan dalka Chad ka mid ah, ayaa la sheegay in lagu bur buriyey labo tuulo, sidoo kale waxa ay kooxdaasi dab qabadsiiyeen guud ahaan tuulooyinkaasi ay weerareen.

In ka badan 25-qof ayaa lagu soo waramayaa in Kooxda Boka Haram ay weerarkaasi ku dileen, waxaana dadka qaar dilkooda u adeegsadeen mindiyo ay ku gowraceen sida laga soo xigtay dad ka agdhawaa halka uu weerarku ka dhacay.

Kooxda Boka Haram ayaa dhowr mar weerarro ay dad badan ku dileen waxa ay ka fuliyeen gudaha Wadamada Cameron iyo Chad oo jaar la ah Dalka Nageria, waxa ayna wadamadan qeyb ka yihiin wadamada la dagaalamaya kooxda Boka Haram.

 

Awdalpress

Giriiga: Waxaan soo bandhigaynaa qorshe dhaqaale

$
0
0

greece_bank_512x288_reuters_nocreditAwdalpress – London – Ra’iisal wasaare ku xigeenka Giriiga ayaa sheegay in dawladiisu ay isku raacday barnaamij dib loogu habaynayo dhaqaalahooda, waxana uu sheegay in qorshahooda ay u gudbin doonaan deyn bixiyayaasha.

Golaha wasiirrada oo dhan ayaa maanta kulan dheer oo ay yeesheen, waxa ay ku sheegeen inay heli doonaan deyn balaadhan markii seddexaad.

Barnaamijka ay gudbinayaan ayaa waxa ka mid ah in cashuurta la kordhiyo iyo in dadka hawl gabka ah nidaamkooda wax laga bedelo.

Hindisayaashan Giriiga ayaa waxaa darsi doona wasiirada maaliyada ee Europe, iyada oo hogaamiyaasha Midowga yurubna Axada ay kawada hadli doonaan.

Saxaafada Giriiga qaybo ka mid ah ayaa ku waramaya in Giriigu 13 oo bilyan ay rabaan in la siiyo laba sannadood.

BBC

WAR DEG DEG AH: Wararkii ugu danbeeyey ee Qaraxii Hotel Weheliye

$
0
0

Qarax HotelAwdalpress – Muqdisho -Sarkaal ka tirsan Ciidanka Nabadgeliyada Dowladda Soomaaliya ayaa saxaafadda u xaqiijiyay in la soo af-jaray weerarkii Hotelka Wehliye ay ku qaadeen rag ka tirsan Al-Shabaab, waxaana halkaasi lagu dilay raggii weerarka ku qaaday dhismaha Hotelka.

Saddex nin oo la sheegay in ay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday Hotelka Wehliye ayaa la toogtay, kadib markii ay ciidammo ka tirsan nabad-sugidda qaranka Somaliyeed ay gudaha u galeen dhisamaha Hoteelka, Ciidamada ayaana gudaha Hotelka kasoo saaraya dadkii halkaasi ku sugnaa.

Xaaladda Hotelka Wehliye iyo agagaarkiisa ayaa hadda ah mid deggan, waxaana istaagay rasaastii xoogga badnayd ee dhawaan laga maqlayey, Weerarka isqarxinta iyo midka toos ah ee lagu qaaday Hotelka ayaa bilowday xilligii afurka.

Dhinaca kale Hotelka Siyaad ee ku yaalla agagaarka Madaxtooyada ayaa la soo sheegayaa in laga maqlayo rasaas aan badnayn, waxaana jira warar sheegaya in rag hubaysani ay weli ku jiraan dhismaha Hoteelkaasi, Ciidammada Nabad Sugidda oo galay Hotelka ayaa ku dadaalaya in ay soo af-jaraan weerarka.

Warar kale oo immiga na soo gaadhaya ayaa sheegaya in weerarkii caawa lagu qaaday hoteel weheliye ay ku dhinteen dhowr qof oo qarkood la aqoonsaday magacyadooda. Waxana ka mid ah dadka dhintay  wiil lagu magacaabo Cabdifataax Raage waxaa kale oo ka mid ah dadkii dhintay Ibraahin Jeebo iyo Ilka weyne, halka ay jiraan dad kale meesha ku  dhintay walina aan la helin magacyadooda.

Dadka dhaawaca ah waxa ka mid ah mulkiilaha iska leh Hoteelka oo lagu magacaabo Xildhibaan Ciise Weheliye, inkasta oo dhaawaciisu uu yahay mid fudud oo gacanta ah,  waxa kale oo dhaawac culus ka soo gaadhay wiil uu dhalay Jen Adan Gabyoow oo dhaawaciisu uu yahay mid culus oo iska soo tuuray hoteelka korkiisa.

 

 

Al Shabaab attacks hotels in Somali capital, six civilians killed

$
0
0

SOMALIHOTEL-COPS_MOGADISHU, July 10 (Reuters) – At least six civilians and four militants were killed when al Shabaab Islamists attacked two hotels in the centre of the Somali capital Mogadishu on Friday, police said.

Al Shabaab claimed responsibility for the attack on the Wehliya Hotel and said it had also laid siege to another hotel in the city, the Siyad, where gunfire continued into the night near the presidential palace.

“Three fighters have been shot dead and another blew himself up inside the car bomb that hit the gate. The operation here is finished. So far we know six civilians died,” Umar Ali, a police officer, told Reuters from near Wehliya hotel.

The hotel is frequented by top government officials but the identity of the dead was not immediately clear.

Mohamed Osman, a guest at the Wehliya who was breaking his Ramadan fast at a restaurant inside when the attack began, said he had been shot in the leg.

Another police officer, who gave his name as Abdirahman, confirmed the Siyad was also under attack.

“We understand operation in the Siyad hotel has not been completed,” he said, adding details of any casualties there were not yet available.

Residents in the area said there was heavy gunfire and explosions coming from the hotel.

 

(Reporting by Abdi Sheikh, Abdirahman Hussein and Feisal Omar; Writing by Duncan Miriri; Editing by Mark Trevelyan)

Reuters

Culture and Development by Professor Ahmed Samatar

$
0
0
African-voices-Ahmed-ismail-samatar
Somali Arts & Culture invites you to the Talk with Professor Ahmed Samatar, Sunday 12 July, 4pm at Oxford House, Derbyshire Street, Bethnal Green, London E2 6HG.
Professor Samatar will discuss the relationship between culture and development, and why it is important to preserve art and culture in the face of an increasingly modern world.
Professor Samatar is a prominent scholar and former Dean of the institute for Global Citizenship at Macalester College, and the author of five books and over 40 academic articles including The State in Africa: Reconsiderationsand The Porcupine Dilemma: Governance and Transition in Somalia. Once a BBC broadcaster, Professor Samatar has lectured at various academic institutions,  Harvard University, London School of Economics and Amoud University, to name a few.  He is also the founding and continuing editor-in-chief of Bildhaan, the first international journal of Somali Studies.
Do you have questions about Culture and Development by Professor Ahmed Samatar?
Join us for a knowledge-packed evening and be in the company of a highly distinguished guest.
Awdalpress

 

 

Xusuus: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo Rayid ah oo Cabdi Wali Gaas oo R/ Wasaare ah Su’aalo Waydiinaya

$
0
0

 

Muqdisho (Awdalpress) Waa muqaal muujinya sida ay aduunyadu u tahay hadhka labadiisa galin waa mudane Xasan Sh.Maxamuud madaxweynaha Soomaaliya ee hada oo Cabdi Gaas oo markaa ahaa R/wasaaraha Soomaaliya Su’aalo waydiinaya, marka aad u fiirsato su’alaha Xasan Maxaa iska badalay maanta?

Halkan ka daawo muqaalkaas:

Deeq Afur Ah Oo La Gaadhsiiyey 120 Qoys Oo ku Nool Deegaanada Qalooc iyo Baaldheere Ee G/Awdal

$
0
0

deeqBoorama(Awdalpress) qaar ka mid ah qurbo-joogta ku nool dalka maraykan ka ayaa deeq afur ugu deeqay 120 qoys oo ku nool deegaanada Magaalo-Qalooc iyo Baaldheere Ee Degmada Magaalo-Cad ee G/Awdal kuwaasi oo ay gaadhsiiyeen qaar ka mid qolqol joogta deegaanka ee ku nool magaalada Boorama oo hawshi loo soo wakiishay .

Halka Ka Daawo :


Dowladda oo soo Afjartay Weeraradii al Shabab

$
0
0

alshabaabCiidamada Dowladda Somalia ayaa ku guulaystay in ay dib ula wareegaan laba Hotel oo ay kooxda al shabab xoog ku qabsadeen fiidnimadii xalay.

Ugu yaraan 14 qof ayaa weeraradaasi ku dhintay 16 kalena way ku dhaawacmeen sida ay xaqiijiyiin saraakiil iyo dad goob jog ah.

Weerarka koowaad ayaa lala beegsaday Hotel Weheliye markii saacadda Muqdisho ay ahayd qiyaastii 6dii fiidnimo iyo toban daqiiqo, Baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa sabab qarax xooggan, kadibna waxaa gudaha u galay Hotelka maleeshiyo hubaysan.

Hotelka ayaa waxaa iska xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka isla markaana ah ganacsade lagu magacaabo, Ciise Weheliye Maalin oo la sheegay in isaga laftiisu uu ka badbaaday weerarkan inaksta oo ilo lagu kalsoonyahay ay sheegeen in dhaawac fudud uu gaadhay.

Sida uu sheegay wasiirka amniga qaranka Cabdirazaaq Cumar Maxamed, todoba nin oo weerarka hore soo qaaday ayaa dhammaantood la dilay, dadkale oo ku suganaa gudaha Huteelka ayaa VOAda u sheegay in hal askari lagu dilay Wheleiye Hotel.

Wasiirka ayaa sheegay in laamaha ammaanku ay heleen war sheegaya in baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu wareegayay agaagarka Jidka Maka Al Mukarama oo ah halka ay huteelo badani ku yaallan, waxaa uu sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ay isla markii qaraxu uu dhacay ay huteelka soo gaadheen maadaamo oo ay agagaarkaasi heegan ku sii ahaayeen.

Qaraxa labaad ayaa lala beegsaday Siyaad Hotel oo isla jidka Maka Al Mukarama ku yaalla, goobjogayaal ayaa sheegay in dablay ka tisran al Shabaab ay la dagaalameen ilaalada huteelka ka hor intaanay goobta soo gaaran ciidmamada Gaashaan. Weerarka dambe socday ilaa 11kii habeenimo saacadda Muqdisho.

Wasiirka amniga Qaranka ayaa sheegay in 5 ka mid ah al shabaab lagu dilay weerarka labaad taasi oo tirade laga dilay al shabab ka dhigaysa 12.

Cabdiqaadir Khaliif Xiiray oo ka mid ah maamulka Siyad Hotel ayaa VOAda u sheegay in mid ka mid ah shaqaalaha Huteelka uu weerarka ku geeriyooday.

source : VOA

 

Axmed Madoobe oo gaaray Garoowe

$
0
0

Axmed-Madoobe-Garoowe-III-300x190Madaxweynaha Maamulka KGM ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Muddada uu ku sugan yahay Garoowe, Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa inuu la kulmo dhiggiisa Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyagoo ka wada hadli doona arrimo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka labada maamul, muranka federaalka iyo xiriirka ay la leeyihiin dowladda federaalka Soomaaliya.

Maamulka Puntland ayaa dhowaan diiday sharciyadda maamulka cusub ee Galmudug maadaama uu rumaysan yahay in dastuurka Galmudug ee lagu ansixiyay hannaankii Cadaado uu sheeganayo guud ahaan gobolka Mudug, oo ay ku jiraan qeybo Puntland ay sheegeyso inay ka tirsan yihiin dastuurkeeda.

Maamulka Jubba ayaa isna horraantii June ku dhawaaqay inuu xiriirka u jaray dowladda dhexe ee Soomaaliya kaddib markii baarlamaanka federaalka uu meelmariyay cod kalsoonida lagala noqday barlamaanka Jubba.

Waa markii labaad oo Axmed Madoobe uu booqasho ku tago Puntland tan iyo billoowgii sanadkan.

Dowlada Muqdisho Oo Maamulka Hawada La Wareegtay iyo Somaliland…..

$
0
0

somaaliyaHargeysa(Awdalpress)July-11-2015-Madaxda xukumadda taagta daran ee Muqdisho u qaabilsan gaadiidka iyo duulista Hawada ayaa ka midho dhaliyay hammigooda ahaa sidii xarunta laga maamulo Hawada Somalia iyo Somaliland looga dhigi lahaa Muqdisho, loogana wareejin lahaa hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan Duulimaadyada oo 20-kii sannadood ee u dambeeyay Nairobi ka maamulaysay hawada Somaliland iyo Somalia.

Madaxda wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland, ayaa u muuqda kuwo ka madhan dedaalada diblamaasiyadeed ee ay kula macaamilayaan hay’adda gacanta ku haysa hawada ee ICAO oo hadda u muuqata mid Somalia u janjeedha.

Agaasimadaha Guud Ee Wasaaradda Duulista Somaliland Cumar Sayid, ayaa sheegay in dhawaan Hay’adda ICAO ku casuuntay kulan saddex geesood ah oo Nairobi ku dhexmaraya Weftiyo ka kala socday hay’addaha duulimaadyada Somaliland, Somalia iyo hay’adda ICAO kuna saabsan arrimaha maamulka hawada Somaliland iyo Somalia.

Kulanka dhacay dabayaaqadii todobaadkii dhammaaday isagoo ka warbixinaya Agaasimaha guud ee wasaaradda duulista Somaliland waxa uu sheegay in Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan duulimaadyadu hor dhigtay dhukumenti muujinaya hanaan Muqdisho loogu wareejinayo maamulka hawada oo ay ka soo wada shaqeeyeen xukumadda Somalia iyo ICAO, Somalilandna aanay waxba kala socon.

“Waxaanu ugu nimid qabyo qoraalka heshiis aanan ogayn meel lagu kala saxeexday,.qabyo qoraalkaas oo aan wax xidhiidh ahba la lahayn wada hadalladii soo socday.  is fahamkayagii beesha caalamku goob jooga ka ahayd ba inta meel la iska dhigay ayaa la soo qoray heshiis ah in hawadii Muqdisho toos loogu wareejinayo, halkaana laga maamuli doono, Anagoo Somaliland ahna aanu hoos tagi doono,” ayuu yidhi Agaasimaha oo BBC-da la hadlay Sabtida maanta.

Agaasimuhu wuxuu sii iftiimiyay meesha Somalia iyo ICOA ku kala saxeexdeen Heshiiska “Heshiiska waxaa isla gartay Xukumadda Somalia iyo hay’adda ICAO  Montreal(Canada) meel la yidhaahdo ayay isla tageen, halkaas baanay ku kala saxeexdeen”.

Haddaba Heshiiskan Madaxda duulista Somaliland hadda ku hambabartay wuxuu ahaa mid si cad loo ogaa oo aanay qarsoodi ku galin ICAO iyo Somalia balse markii ay kala saxeexdeen saxaafadda loo bandhigay, waxaana muuqata inaan intaas kadib madaxda Somaliland ka hawlgalin sidii heshiiska loo hor istaagi lahaa.

Bishii December sanadkii 2014-ka ayaa Wasiirkii wakhtigaasi ee Wasaaradda Gaadiidka, Duulista iyo Hawada Sare ee Soomaaliya Siciid Jaamac Qoorsheel iyo wefti uu hogaaminayaa waxay heshiis ah in Somalia lagu wareejiyo Maamulka hawada kula saxeexdeen Madaxda ICAO magaalada Montreal ee dalka Canada oo ay tahay xarunta hay’adda ICAO.

Dowladda Somalia oo la wareegtay maamulka hawada

Wasiir Qoorsheel oo Wakhtigaasi Shirkaasi sharaxayay wuxuu VOA u sheegay sidan “Masuuliyiintii ugu sarraysay ICAO oo ah Xoghayaha guud iyo Madaxweynahooda waan is-aragnay, laba maalmood buu shirkayagu socday, waxaa Illaahay mahaddiis ah in aan meel isla dhignay oo codsigayagii aannu gudbinnay in ummadda Soomaaliyeed ay Hawadoodi ka maqan tahay, meel ay ku maqan tahayna aannaan garanayn, Nairobi waxay u taallo ee looga maamulana annagu aannaan garanayn, markaa aannu u baahannahay in waxayagii naloo soo celiyo,  aakhirkii go’aan baa halkaa lagu gaadhay in ummadda Soomaaliyeed loo celiyo hawadeedii maamulkeeda intaan sannadkani dhammaannin.” Ayuu yidhi Qoorsheel.

Wasiirka wakhtigan Somalia u qaabilsan gaadiidka iyo duulista cirka Axmed Cali Jaamac(Jangali), ayaa sii ambaqaaday dedaalka Somalia ku maroorsanayso hawada Somaliland, waxaanu badhtamihii bisha June 2015 wuxuu xarunta ICAO ee Montreal kulan kula qaatay madaxda isku  bedelaysa xilka hay’addaasi oo ay ka mid yihiin madaxa hay’adda Olumuyiwa Benard Aliu, Xoghayaha Cusub Dr. Fang Liu iyo Xoghayaha xilligiisu dhammaaday Raymond Benjamin.

Mr Jangali wuxuu madaxda ICOA ku booriyay in la dardar galiyo qorshaha maamulka hawada loogu wareejinayo Muqdisho, waxaanu ku dooday inaan la siyaasadayn hawada, maadaama Somaliland ku doodayso in hawadeeda aan xamar laga maamulin, waxaanu Madaxda ICAO u sheegay in Xukumadda Muqdisho tahay ta kaliya ee lagala xidhiidhayo maamulka hawada.

Waxaana muuqata in qorshaha Somalia ka daadagay Qaramada midoobay islamarkaana ugu dambeystii Somaliland la hor dhigay qorshaha gabagabada maraya ee Somalia iyo ICAO wadajirka u wataan.

Madaxda Wasaaradda Duulista Somaliland ayaa u muuqda kuwo 5 sannadood ee xukumadda Siilaanyo jirtay oo ay xilkaasi hayeen ku mashquulsanaa horumarinta Madaarka Cigaal ee lacagta dhan 10 Milyan oo Dollar Kuwait dib u dhis ugu bixisay, kaasi oo ah madaarka kaliya ee dalka ka shaqeeya.

Haddaba Madaxda Somaliland u qaabilsan Duulimaadyada oo la socday dedaalka Somalia waddo ayaa haatan ku doodaya in laga baxay heshiiskii Somaliland iyo Somalia Turkiga ku gaadheen ee ahaa in hawada guddi isku dhaf ah oo Somaliland iyo Somalia ka kooban Hargeysa ku maamulaan.

Agaasimaha Duulista Somaliland, ayaa ku doodaya in ICAO ka warwareegayso fulinta heshiiskii Turkiga balse, waxaa muuqata inaan Somalia iyo ICAO toona ixtiraamin heshiisyada lagu gaadhay wada hadaladii Burburay.

RMS

Madaxweyne Hassan Sheikh oo magacaabay xisaabiye guud ee qaranka Somaliyeed.

$
0
0

Hassan_Sheikh_Mohamud_President_of_the_Federal_Republic_of_Somalia_Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wareegto ku magacaabay Xisaabiyaha guud ee Qaranka, iyadoo wareegtada lagu xusay in markii uu madaxeynuhu arkay Qodobka 87-aad ee Dastuurka DFS, farqadda koowaad – xaraf C iyo farqadiisa Labaad.

Markuu arkay Qodobka 90-aad ee dastuurka – xarafkiisa K. Markuu ogaaday: baahida loo qabo dhameystirka dhisidda hay’adaha dowladda federaalka Somalia. Markuu tixgeliyay Aqoonta iyo Waayo-aragnimada uu mudanaha xilka loo magacaabay u leeyahay, Xisaabaadka Hay’adaha Dowladda Somaia oo uu muddo dheer kasoo shaqeynayay. Wuxuu Madaxweynuhu soo saaray xeerkan:

Qodobka Koowaad: Laga bilaabo marka uu Madaxweynuhu Saxiixo Xeerkan, waxaa Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) loo magacaabay inuu noqdo Xisaabiyaha Guud ee Qaran.

Qodobka Labaad: Xisaabiyaha guud ee dowladda wuxuu mas’uul ka yahay si madax-bannaan Xisaabaadka hay’adaha dowladda iyo inuu la socdo qarashka dowladda ay bixiso iyo ilaalinta wixii ah hanti lacageed oo ah keydka dowladda Somaia.

Qodobka Saddexaad: Wixii howlo, xuquuq iyo maamuus ah waxaa lagu dhaqayaa Xeerka Lr.11 ee 05/12/2006 ee shaqaalaha rayidka.

Qodobka Afaraad: Wuxuu Xeerkan dhaqan-galayaa markii uu Madaxweynuhu saxiixo, waxaana lagu soo daabacayaa faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Ugu dambeyn, Wareegtadan ayaa waxaa ku saxiixnaa Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Awdalpress

 

FAALLO XASAASI AH: Maamul goboleedka Galmudug in uu dhismo maxaa sabab u ah? Maxaase dumin kara?

$
0
0

FaalloGobollada Mudug iyo Galgaduud ee haatan ku midoobay dowlad goboleedka la magac baxay Galmudug ama goblada dhexe ee Soomaaliya ninba si uu yaqaannaba.  Waxa muddo dheer ka taagnaa dhibaatooyin isbiirsaday kuwaas oo ka soo bilowday xiligii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ay bur burtay, xilligaa wixii ka danbeeyey may helin maamul sida gobollada Somalida qaarkood, waxa gaabis ka noqday horumarkii ay gobolladaasi u baahnaayeen.

Goboladan oo ka mid ah kuwa dhulka Soomaaliya ugu ballaadhan, isla markaana ay ku nool yihiin dad tiro ahaan aan yarayn, waxa muddo dheer hadheeyey colaad beeleedyo xoogoodu uu bilowday horaantii sagaashamaadkii. Wakhtigaa oo ku beegnaa xilligii ay dawladdii Somalia ay meesha ka baxday. Muddadaasi dheer illaa immgana waxa ay ahaayeen kuwo hadba kuwo dhinacyo badan ay dagaallo ka kaga socdeen. Maaddaama ay goboladan yihiin kuwo qabiilooyin kala duwani ay wada degaan ama ay dhinacyda kaga wareegsan yihiin.

Mudo dheer ka dib waxaa Ilaah mahaddii ah in coladihii qabiilku ay soo kala yaraatay, inkastoo la odhan karo colaadahaasi waxa ay yeesheen wejiyo kale oo kooxo diimeedyo is diidani ay ku loollamayaan awoodda gobolladaasi.

 

Waxaa nasiib wanaag ah in haatan ay degaannadani leeyihiin aas-aaskii dowlad goboleed ee ugu nidaamka wanaagsanaa wixii dowlad goboleed dalka Soomaaliya laga soo dhismaayey, taas waxaa daliil u ah dhismaha maamulkani ayaa waxaa uu ku bilowday dib u heshiisiin dhex martay beelihii hore u dagaallamay ama khilaafka siyaasadeed ka dhexeeyey, iyada oo howshaasna ay gadhwadeen ka ahaayeen odayaal dhaqameedyada beelahan gobollada dhexe u dhashay, oo dib u heshiisiinta kadib u gudbay soo xulidda ergadii soo xuli lahayd xubnaha baarlamaanka.

 

Waxana ugu dambeyn ergadu guul ka gaadheen soo xulista baarlamaanka, oo isna ku guuleystay codeyn toos ah inay ku soo doortaan gudoomiyhii baarlamaanka.

 

Wada tashigaa dheer iyo doorashadaasi waxa ay keentay in ifafaala mustaqbal wanaagsan lihi uu ka soo muuqdo degaannada Galmudug. Inkasta oo ay haddana jiraan turaanturooyin badan oo ay dadka siyaasadaha gobolladaasi dhexe u kuur galaa ay sheegayaan in ay wadaan Soomaali iyo shisheeye diiddan dhismaha maamulkan oo u arka mid ka hor imanaya danahooda gaarka ah.

Haddaba, haddii aan ku hormaro shisheeyaha, ayaa dadka qaar farta ku fiiqayaan dowladaha Somalia deriska la ah, si gaar ahna xuduudda ula leh gobollada ay ka mid yihiin Mudug iyo Galgaduud ee immiga la baxay Galmudug. Dalalkaasi oo ay dadka qaar ku sheegaan in ay carqalad xooggan ku hayaan taabbagalka maamulkan, ujeeddaduna ay tahay (Cadkanoow ama ku cunay ama ku ciideeyey). Taas haddii aan sii jilciyo waxaan ula jeedaa Itoobiya waxa ay daneyneysaa inuu halkaa ka soo baxo siyaasi iyaga ay isku mawqif yihiin, oo hoggaanka u qabto maamulkaasi, si ay saamayn weyn ugu yeeshaan, sida ay saamaynta ugu leedahay maamullada kale ee Soomaaliya ka dhisan.

Dhinaca maamullada ama qabiilooyinka Somaliyeed ee Galmudug dariska la ahna, waxa ka jira carqalado lagala dagaallamayo in maamul ka dhismo gobolladaasi dhexe. Sababtuna ay tahay danahooda gaar iyo tartanka qabiil ee guud ahaanba ka jira Somalia.

Sida laga warqabana waxa maamullada carqaladda ku haya ka mid ah maamul goboleedka Puntland ee Cabdiweli Gaas uu hormoodka ka yahay. Oo iyagu si cad uga soo horjeestay maamul goboleedkii lagu dhisay magaalada Cadaado. Ujeeddada ay maamulkan cusub uga soo horjeedaanna marka saddex arimood ayaan ku soo koobi karnaa:

 1. Puntland waxay isu aragtaa maamul goboleedkii Somaliyeed ee ugu horeeyey ee dalka ka dhismay, gobolka Mudug badankiisana ka talin jiray, balse immiga ula egaaday in haddii ay maamulka gobollada dhexe ka hor tegi waayaan ka hoos baxaya.

2. Qeybo ka mid ah gobolka Mudug gaar ahaan qeybta waqooyi ee ay Puntland sheegato oo muujiyey doonistooda ku aadan ku soo biirista maamulkan, gaar ahaan degmada Goldogob iyo tuulooyinka hoostaga, waxaana taas ay ku beertay cabsi madaxweyne Gaas oo dareensan mar hadii mudugtii uu ka soo jeeday qeybtii uu ka heystay ay raacdo Galmudug in isaga barqo cad iska qulqul doono. Oo aanay gobolkii uu ka soo jeeday aanay waxba u oollin.

3. Waxaa kale oo meesha aan ka baxsanayn tartanka  qabyaalad ku saleysan oo sheegaya in qabiilna aanu mid kale guul u ogoleyn.

Marka laga soo tago Puntland waxaa jira kooxo iyana fadhi ka dhigatay Guri-Ceel oo dhowr mar ku soo duushay maamulka laga yagleeyey Cadaado, ugu dambeyna qabsatay Dhuuso mareeb, kooxdani waxa ay sheegataa magaca koox Diimeedka Ahlu sunna, waxaase ay ka kooban yihiin maliishiyaad qabiil iyo hogaamiye kooxeedyo heerkoodu hooseeyo oo fulinaya awaamiir ay ka kala helayaan meelo kala geddisan. Waxa kale oo ujeedooyinkooda ka mid ah mar haddii beelihii ay ka dhasheen boos ka soo waayeen ay magac kooxeed wax ku raadiyaan, taas oo iyana adkaan doonta marka loo eego qaabka wax loo qeybsaday.

Maamul goboleedka cusub ee Galmudug waa maamul ay soo dhisteen dad waaya aragnimo iyo bisayl siyaasadeed ka muuqdaan, waa maamul ay dhisteen bulshada lagu xanto in ay yihiin dad dagaalladama isla markaana qaybta ugu weyn ka ahaa muranka khilaafaadkii bur buriyey Somalia.

Waa maamulkii ugu horeeyey maamul goboleedyada soomaaliyeed ee ay ka qayb galaan dhammaan bulshada wada deggen maamul goboladani ay ka wada muuqdaan sida qabiilada deggan kuwa ugu waaweyn iyo kuwa laga tirada badan yahayba iyo haweenkii oo la siiyey xaq aanay ku haysan gobollada kale.

Ahmed Muhumed Nuur ( Coday )

Viewing all 7395 articles
Browse latest View live