Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

TACSI ku socota qoyska reer C/laahi Khayre

$
0
0

tacsi (1)Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun dhamaan dadka hoos ku xusani waxay TACSI tiiraanyo leh u dirayaan qoyska reer C/laahi khayre oo Hooyadood Muumina Isaaq maanta lagu Aasay magaalada Boorama.. Ilaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuumada, waxaanan ilaahay uga baryaynaa inuu Janadii Fardawsa ka waraabiyo Aammiin .. Qoyskii iyo qarabadii ay ka baxdayna SAAMIR iyo iimaan alaha ka siiyo.. Aaammmiin

sh Abubakar sh Cumar Good iyo dhamaanba qoyska reer sh cumar meel kasta oo kala joogaan..

Maxamuud Muxumed Nuur iyo dhamaan qoyska reer Muxumed Nuur meel kasta oo ay kala joogaan..

Husern Sh Maxamed Yuusuf iyo Qoyska reer Sh Maxamed meel kasta oo ay kala joogaan dhamaan waxay TACSI gaadhsiinayaan geerida marxuumada qoyskii ay ka baxday ee reer C/laahi khayre

Yaasiin Qalinle Kaahin iyo dhamaanba qoyska reer Qalinle ayaa TACSI u diraya iyaguna qoyska marxuumada ka baxday..

dhamaanba  waxay leeyihiin Samir iyo iimaan..


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles