Dhamaanba magacyada qoysaska hoos ku qoran iyo Ururada bulshada reer Awdal gaar ahaan Ururka ASARDA waxay TACSI u dirayaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay MARXUUM Sul. Genaral Cilmi Rooble Fure oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga..
Axmed Xaaji Daahir Cilmi oo ku hadalaya qoyska reer Xaaji Daahir
A/wali Sh Cumar Good oo ku hadlaya magaca qoyska reer Sh Cumar Good
gudoomiyaha Ururka ASARDA oo ku hadlaya magaca Ururka iyo ka ururada bulshada Awdal C/laahi xaaji Ciise.
Sh C/laahi sh Cali Jowhar oo ku hadlaya magaciisa, ka Culimada Awdal/Somaliland iyo qoyska reer sh Cali Johar
iyo dhamaan Salaadiinta Awdal ee dhaqanka waxay TACSI u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Suldaan Cilmi Kabaal.. Marxuumka Ilaahay Janadii haka waraabsho.. Aaammmmmiin