Somalia to enhance tie with U.S. in fighting Al-Shabaab: official
MOGADISHU — Somali government on Friday lauded the United States for killing an Al-Shabaab intelligence leader last week in central Somalia, saying it will enhance partnership with the U.S. in the...
View ArticleSoomaalida ku nool Norway oo ka qeybgashay Bandhigga cunnooyinka dhaqan ahaan...
Bandhigani oo sanadkiiba mar lagu qabto Machadka Sare ee Voksenopplæring oo ku yaala Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Dalka Norwey ayaa waxaa ka qeybgalay in ka badan 400 Arday oo ka kala yimid in ka...
View ArticleWasiirka Qorshayntu Somaliland Muxuu Ka Yidhi khilaafka Jaamcada Hargeisa
Hargeysa(Awdalpress) Wasiirka Wasaarada qorshaynta Somaliland Sacad cali shire ayaa ka hadlay khilaafka ka jira Jaamacada Hargeysa oo maalmihii ugu dambeeyey ay ka taagnaayeen is qaqabsi xaga maamulka...
View ArticleGudoomiyaha Cusub Ee Banka Somaliland Oo Xilkii Si Rasmiya Kula Wareegay
Hargeysa (Awdalpress) 21.march.2015-gudoomiyaha cusub ee banka dhexe ee somaliland oo xilkii si rasmiya ugala wareegay gudoomiyihii hore ee bankaais , Halkan Ka Daawo :
View ArticleSucaad Mustafe Oo Deeq Buugaag Ah Ugu Deeqday Dugsiyada H/Dhexe Ee Degmada Dilla
Dilla(Awdalpress) 22-March-2015- Sucaad Mustafe cabdirahmaan qaadi oo ka mid ah qurbo-joogta Gobolada Awdal,Salal iyo Gabiley isla markaasina kaalin weyn ka qaadata horumarka goboladaasi ayaa deeq...
View ArticleUrurka Dhalinyarada GAASHAAN Oo Xafiiska Ka Furtay Boorama
Boorama(Awdalpress) 22.march.2015-Ururka dhalinyarada ee Gobolada Galbeedka Somalialnd ee GAASHAAN ayaa maanta si rasmiya xafiiskoodii ugu horeeyey ka furtay Magaalad Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ,...
View ArticleJaziiradda Kudhaa Oo Al-Shabab Laga Qabsaday
Cidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM oo ay la socdeen ciidanka maamulka KMG ee Jubba ayaa maanta dib u qabsaday jaziiradda Kuudha ee gobolka Jubbada Hoose oo ay haysteen ururka al-Shabaab. Wararka ayaa...
View ArticleTACSI ku socota qoyska reer C/laahi Khayre
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun dhamaan dadka hoos ku xusani waxay TACSI tiiraanyo leh u dirayaan qoyska reer C/laahi khayre oo Hooyadood Muumina Isaaq maanta lagu Aasay magaalada Boorama.....
View ArticleTacsi: Suldaan Cilmi Rooble Fure Cilmi-Kabaal
Dhamaanba magacyada qoysaska hoos ku qoran iyo Ururada bulshada reer Awdal gaar ahaan Ururka ASARDA waxay TACSI u dirayaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay MARXUUM Sul. Genaral Cilmi Rooble Fure oo ku...
View ArticleTacsida tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Cilmi Rooble Furre (...
Dhamaan qoyska reer Miicaad Allaleh waxaa tacsi u dirayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee Suldan Cilmi Roobleh Fure oo saaka ku geeriyooday dalka...
View ArticleTacsi uu dirayo musharrax Abdirashid Hassan Mataan oo ku socota eheladii...
Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo dhamman magaca reer Xasan Mataan iyo qoysaskooda, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga gudbinayaaEhelkii iyo Qaraabadii Marxuum, Suldan Cilmi Roobleh Furreh oo saaka...
View ArticleQoyska reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo...
INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. KULLU NAFSUN DAA’IQATAL MAWT. Noolaba waa dhintee, maanta waxa god galay Sudaan Cilmi Rooble Furre oo ahaa halyey qaaliya oo reebay taariikh dhaxal gal ah....
View ArticleSaldhigyada xuutiyuunta ee kuyaalla maddaarka Sanca iyo galbeedka dalka Yaman...
Dalka Yaman ee Jabhaduhu ka dillaaceen ayaa la sheegayaa in dawladda Sacuudiga ee ay jaarka yihiin bilowday dagaal ka dhan ah kooxda Xuutiyiinta. Warar arrintaa ku saabasan halkan ka akhriso. Dowladda...
View ArticleJaaliyadda reer Somaliland ee dalka Britain oo ka niyad jabsan maamulka...
Jaaliyadda ku abtirsata Somaliland ee dalka UK oo muraayad u ah Jaaliyadaha reer Somaliland ee caalamka , ayaa xilligan oo ay ku soo dhawdahay 18 May ayaa waxa laga dareemayaa niyad jab aad ah iyo...
View ArticleQoraallada ku saabsan siraha qarsoon ee lagu eryey Wasiirkii Maaliyadda...
Qaraankani hoosta yaalla ee aad akhrisan doontaan, oo aan ka soo qaadannay shabakadaha Somalida mid ka mid ah ayaa ah, ayaa xambaarsan warbixinno musuq maasuq oo xasaasi ah. Mana aha maqaalka kaliya...
View ArticleMadaxweynaha Somaliya Mudane Hassan Sheikh oo khudbad aad u qurux badan ka...
Awdalpress – London – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa khudbad miisaankeeda leh ka jeediyay shir madaxda waddamada xubnaha ka ah Jaamacadda Carabtu isugu yimaaddeen Sharm El Sheikh...
View ArticleHISTORY OF YEMEN: Historical background Pre – Islamic History. History in the...
HISTORICAL BACKGROUND There are different theories about the source of Yemen’s Arabic name, Al Yaman. The early Muslims living around Mecca divided their lands into those lying northward, or shaman,...
View ArticleSaylici Oo Ka Hadlay Arimaha Khaatumo iyo Awdal
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici oo safar ku yimid magaaladan Washington ayaa VOA ay ka wareysatay arrimaha doorashooyinka Somaliland iyo aragtidiisa maamulka Khaatumo...
View ArticleBaarlamaanka Jarmalka oo ansixiyay howlgalkooda milateri ee Soomaaliya
Baarlamaanka Jarmalka ayaa cod u qaaday ballaarinta howlgalka milateri ee dalkaas uu ka wado Soomaaliya, wuxuuna meel mariyay in la sii wado lana ballaariyo ku lug lahaanshiyaha howlgalkaas. Mudaneyaal...
View ArticleTacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii uu ka baxay Marxuum Mohamed Barkhad...
INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Dhammaanba reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Mohamed Barkhad...
View Article