Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi uu dirayo musharrax Abdirashid Hassan Mataan oo ku socota eheladii Marxuum Suldaan Cilmi Rooble

$
0
0

Tacsi tacsiAniga oo ku hadlaya magacayga iyo dhamman  magaca reer Xasan Mataan iyo qoysaskooda, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga gudbinayaaEhelkii iyo Qaraabadii Marxuum, Suldan Cilmi Roobleh Furreh oo saaka ku geeriyooday Magaalada Rome ee dalka Talyaaniga.

Waxaanu ilaahay uga baryaynaa qoyska ballaadhan ee uu ka baxay Suldan Cilmi, beeshii iyo dhammaan ba shacabka Somaliland guud ahaan in uu inaaga siiyo samir iyo imaan marxuumkana ka waraabiyo Jannatul Firdowsa. AAMIIN
Cabdirashid Xasan Mataan
Musharaxa MW Xigeenka Xisbiga UCID

Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles