Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Qoyska reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo asxaabtii marxuum Suldaan Cilmi Rooble Furre ( Cilmi Kabaal )

$
0
0

INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.  KULLU NAFSUN DAA’IQATAL MAWT.

Tacsi tacsi

Noolaba waa dhintee, maanta waxa god galay Sudaan Cilmi Rooble Furre oo ahaa halyey qaaliya oo reebay taariikh dhaxal gal ah.  Magac iyo sharafna kaga tegey shacabkiisa.

Marxuum Suldaan Cilmi ayaa maanta oo Arbaca ah bisha March na ay tahay 25 sannadka 2015, waxa uu ku geeriyooday dalka Talyaaniga oo uu muddo ku xanuunsanayey.

Haddaba aniga oo ku hadlaya magaca qoyska reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan, waxan si gaar reer Cilmi Rooble uga tacsiyadaynayaa geerida ku timid Marxuum Suldaan Cilmi. Waxanan Ilaahay uga baryeynaa Marxuumka in uu Jannadii ka waraabiyo.

Aaammiin Aaammiin.

Bashir Sh. Omer Goth

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles