Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dood culus oo ka baxday Kalsan TV, oo uu ka qayb galay Ahmedweli Goth (...

Awdalpress – London – Halkan ka daawo dood laga sii daayey Kalsan TV, oo uu ka qayb galay Ahmedweli Goth, lagagana hadlayey arrimo xasaasi ah oo ka dhacaya geeska Afrika. Awdalpress.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qabiil iyo Qaran isma qabanayaan.. Tukuhu sida Shimbiraha kale ayuu u socon...

Siyaasiga Waran Cadde iyo wafdi ka kobnaa Salaadiin iyo madax xukuumadda Somaliland ah oo yimid Borama. Laakiin ceeb kala kulmay. Bal dhageyso sida looga biyo diiday: Awdalpress.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madax ay ka mid yihiin Hawsarrada Khaatumo mayalka u haya oo maanta ka soo...

Awdalpress – Taleex – Maamulka Somaliland ee Hargeysa oo sii shuuqaya, isla markaana ay dhibaatooyin badani hadheeyeen ayaa laba cashoba ku mashquulsan oday dhaqameed ( Jaamac Garaad Ismail ) awal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu hoggaaminayo Cali Khaliif oo gaaray degmada Taleex

Awdalpress(Taleex) 20 Apr, 14–Wafdi uu hoggaaminayo xildhibaan Cali Khaliif  Galayr oo ka tirsan mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Taleex ee gobolka Sool, halkaas oo ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hargeysa: Hal askari oo ku dhintay isku-day xabsi ka baxsasho

Awdalpress(Hargaysa) 20 Apr, 14–Hal askari ayaa ku dhintay labo kalena way dhaawacmeen, kaddib markii maxaabiis ku xirneyd xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ay isku-dayday inay baxsato. Wasiirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Somaliland ee degmada Laascaanood oo xabsiga u taxaabay Shan wariye

Awdalpress(Laascaanood) 20 Apr, 14– Maamulka Somaliland ee degmada Laascaanood ayaa maanta xiray saddex weriye oo ka howlgalayay degmadaasi. Weriyeyaasha la xiray ayaa kala ah Cabdiqani Goox oo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: ASARDA oo Shahaado Sharafta AAA ay Gudoonsiiyeen Hay’adda...

Daawo: ASARDA oo Shahaado Sharafta AAA ay Gudoonsiiyeen Hay’adda Amoudfoundation, Waxay ku mutaysatay waxqabadka muuqda ee dhismaha Jidka Dilla iyo Boorama…Gudomiye Egal..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Qaybtii Labaad ee Gudoomiyaha Gudida Beelaha Galbeedka Wajaale kaga...

Daawo: Qaybtii Labaad ee Gudoomiyaha Gudida Beelaha Galbeedka Wajaale kaga hadlayay Dhibta maamulka Wajaale ku hayo shacabkiisa iyo sida Wasiirka Arimaha guduhu wax uga qaban la’yahay dacwadaha la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaramada Midoobay oo cambaareeysay dilka loo geeystay xildhibaan Soomaaliyeed

 Awdalpress(Muqdisho) 21 Apr, 14–Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG), Nikolas Kay ayaa cambaareeyey dilka loo geeystay Isaaq Maxamed Riino oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr. Mohamoud Sh. Hassan Tani, oo kaftan reer magaal suuqa kaga saaray...

Dr. Mohamoud waa aqoon yahan ilaahay aftahannimo siiyey, waxana u caado ah in aanu ka waaban runta dadkiisu arkayaan. Dabayaaqadii 70aadkii waxa uu ka mid ahaa aqoonyahanno isu taagay in ay ummadda wax...

View Article

Ciidan saanaddiisii wata oo ka goostay Somaliland, iskuna dhiibay Puntland. (...

Ciidan lagu qiyaasay 200 oo askari, isla markaana wata saanaddiisa gaadiid iyo qoryaba leh ayaa u galay maamulka Puntland. ( Halkan ka daawo ) Awdalpress.com

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Xaflad loo sameeyay Tartan Sports oo dhexmaray Ardayda dhigata...

Daawo: Xaflad loo sameeyay Tartan Sports oo dhexmaray Ardayda dhigata Fasalada Dugsiga Sare ee Sh Cumar Good ee magaalada iyo Barayaasha dugsigaasi oo ka warbixyay Tartanka iyo waxbarashada..

View Article

Daawo: Deeq la soo gaadhsiiyay Cusbataalka TBda oo ka timid Gabadh degen UK....

Daawo: Deeq la soo gaadhsiiyay Cusbataalka TBda oo ka timid Gabadh degen UK. iyo Bukaanada qaba Xanuunka Qaaxada oo baahi Cunto hayso..

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Maamulka degmada Dilla oo lagu khasbay inay u Jawaabaan duqaydii...

Daawo: Maamulka degmada Dilla oo lagu khasbay inay u Jawaabaan duqaydii deegaanka Jaldhaabaha ee sheegay Maamulka Awdal bilaabayo mashruucii Ceelbardaalaynta… Waxaana ka soo duubay warbaahinta Dawlada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadda oo laga dalbaday inay ka hadasho xarigga qunsulka dalka ee Kenya

Awdalpress(Muqdisho) 26 Apr, 14–Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka dalbaday xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya inay go’aan ka soo saarto xariggii ciidamada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashaariic ay maalgelineyso Kuwait oo dhowaan ka billaabanaya Puntland

Awdalpress(Garawe) 26 Apr, 14–Maamulka Puntland ayaa sheegay inay dhowaan billaabanayaan howlaha fulinta mashaariic lagu dhisayo garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe iyo jaamacadda degmada Baran ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shucayb Aadan Xuseen oo la xidhay laakiin damiin lagu sii daayey,kana mid...

Awdalpress – Dilla – In mudda ahba waxa dadweynaha Dilla ka soo yeedhayey dhawaqyo is dhaaf  dhaaf ah, oo ay isaga soo hor jeedaan siyaasiyiinta dawladda u matasha degmada iyo odayada degaanka Dilla....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Soomaaliya oo u yeedhatay safiirkeeda u fadhiya Kenya

Awdalpress(Muqdisho)27 Apr, 14–Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho kaddib markii xukuumadda federaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo : Maamulka degmada Dilla, Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Somaliland...

Awdalpress(Dilla) 27 Apr, 14–Maamulka degmada Dilla, Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Somaliland iyo duqayda degmada Dilla ee G/Awdal ayaa cabasho ka muujiyay Wasaarada Caafimaadka oo qorshaynaysa in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xidhiidhka Dawladda Federaalka Somalia iyo Kenya oo meel xun maraya, iyo...

Awdalpress – Muqdisho – Dawladda Kenya ayaa muddaba waxa ay Shacabka Somaliyeed ee Kenya degaanka ku ah iyo kuwa qaxootiga ahba waxa ay ku haysaa dhib weyn oo dil iyo dhac ah, waxa kale oo xabsiyada...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live