Daawo: Shir laga hadlayay Mashaariicda Horumarinta G/Awdal oo ay ka soo...
Daawo: Shir laga hadlayay Mashaariicda Horumarinta G/Awdal oo ay ka soo qaybgaleen Madaxdhaqameedo, Aqoonyahan iyo Ganacsatada G/Awdal..
View ArticleDalal lagu eedeeyay inay maalgeliyaan Al-Shabaab
Awdalpress–17 Oct, 14–Kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan dabagalka hubka Soomaaliya ayaa sheegtay inay jiraan waddamo ku yaalla Gacanka Carbeed oo maalgeliya Al-Shabaab, kuwaas oo ay ku tilmaantay...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo shirkadaha Faransiiska ku dhiirrigeliyay...
Awdalpress(Paris) 17 Oct, 14–Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Faransiiska kula kulmay hay’ad ganacsi oo ay ku mideysan yihiin in ka badan 6,000 oo...
View ArticleDaawo: Salaadiinta Galbeedka ee Awdal/Salal oo Boorama kaga baaqay Ilaalinta...
Daawo: Salaadiinta Boorama oo ku baaqay Ilaalinta Amaanka Wadamada Jaarka ah ee Ethoipia iyo Djibouti, Hayadaha Amnigana ee Somalilandna Uga Digay Inay Ka Been-Sheegaan Khatarta Nabadgalyo Ee Ay...
View ArticleBAAQ TAAGEERO AH SHIRWEYNIHII XISBIGA XDSHSI EE LAGU SOO GABAGABEEYAY FIIQ
Anaga oo ah qurba joogta ka soo jeeda gobolada Faafan iyo Shiniile iyo Ismaamulka Diridhaba, gaar ahaan deegaanada kala ah Awbarre , Danbal iyo caasimada Jigjiga ee Dawlad deegaanka Somalida Ethiopia....
View ArticleBaarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethoipia oo Ansixiyay Golaha Cusub,...
Awdalpress(Jigjiga) 17 Oct, 14–Golaha baarlamanka DDSI oo shir ku yeeshay hoolka shirarka ee Kililka, ayaa lagaga hadlay arimo ay ka mid ahaayeen ansixinta xubnaha cusub ee golaha capinetka DDSI....
View ArticleIOM oo xafiisyo u dhistay dowladda hoose ee Saylac
Awdalpress(Saylac) 19 Oct, 14–Hay’adda socdaalka Adduunka ee IOM ayaa xafiisyo u dhistay dowladda hoose ee degmada Saylac ee gobolka Awdal. Guddoomiye ku-xigeenka golaha deegaanka demada Saylac Sacad...
View ArticleSaylac: Shirkadaha Kaluumaysiga ee Horn Fish iyo Gulf of Aden oo ku midoobay...
Saylac: Shirkadaha Kaluumaysiga ee Horn Fish iyo Gulf of Aden oo ku midoobay shirkad keli ah..
View ArticleWaraysi uu Wariye Mohamed Abdillahi oo la yeeshay Roger Martin ah...
Weriye Mohamed Abdilahi oo ka mid ahaa wariyayaashii ka qayb galay shirkii ganacsiga Somaliland iyo UK ee qabsoomay 14kii October 2014. Ayaa fursad u helay in uu waraysto guddoomiyaha shirkadda marka...
View ArticleDaawo: Furitaankii Bandhiga Somali Week ee London lagu qabtay iyo Qoraaga...
Daawo: Furitaankii Bandhiga Somali Week ee London lagu qabtay iyo Qoraaga Hal-Abuurka ah ee Bashir Sh Cumar Good hadaladii uu ka jeediyay Xafladaasi..
View ArticleSheekh Nadiir Sayid Nuur Oo Loo Magacaabay Hogaanka Guud Ee Muftiga Diinta...
Awdalpress(Jigjiga) 20 Oct, 14–Sida lawada ogsoonyahay wadanka Itoobiya waxaa kunool qoomiyado, shucuubo, iyo dadyaw kala duwan islamarkaana aminsan diimo kala duwan balse kuwada nool isjeclaansho iyo...
View Article21kii Oktoober oo ku beegan maanta, maxaad ku xusuusataa?
Maanta oo kale 21-ka Otoobar waxa ay aheyd maalin farxadeed oo loo dabbaaldegi jiray xiligii berisamaadkii curashadii kacaankii 21-ka oktoobar, waxaa la sameyn jiray dabaaldegyo arintaasi la xiriira ,...
View ArticleAbwaanka da’da yar ee gabaygiisu bari iyo galbeedba ka hillaacay ayaan iyo...
Weedhasame waa Hasan Daahir Ismaile, waxa aan habeen saddexaadkii ku kulannay xafladda dhaqanka ee loo yaqaan Somali week, ee sannadkiiba mar lagu qabto magaalada London. Waxan habeenkaa la kulmay wiil...
View ArticleHalkan waxan idiinku soo gudbinaynaa xafladdii Somali week iyo qaybtii Bashir...
Awdalpress – London – Xafaladda toddoddobaadka dhaqanka Somalida ee sannadkiiba mar laguna qabto London, ayaa waxa sannadkan isugu yimid aqoon yahanno aad u qiimo badan, abwaanno, suxufiyiin iyo...
View ArticleAskarigii dilay Saraakiishii Somaliland iyo kuwii qorshaha la sameeyey iyo...
Awdalpress – DIlla – Somaliland maamulkeeda iyo hay’addeeda sharciga oo u xuub siibtay caddaalad darro, eex iyo musuq maasuq. Waxa laga qaylyayaa gobol kasta, magaalo kasta iyo tuulo kasta, oo ay...
View ArticleLax dhashay neef yar oo laba madax leh. Bal Mucjisadan la yaabka leh ee...
Ninka beeralayda ahi waxa uu moodayey in ay indhihiisu wax kale u sawirayaan, kadib markiia ay lax adhigiisa ka mid ahi dhashay neef laba madax leh. Inkasta oo ay qaab darantahay, haddana neefka yari...
View ArticleMaamule dugsi oo wakhti hore dhintay ayaa intii uu noolaa oggolaaday in...
Maamule dugsi ayaa intii uu noolaa ku dardaarmay in marka uu dhinto Qalfoofkiisa wax lagu barto, waxana uu oggolaaday in la sudho dugsigiisii uu maamulaha, gaar ahaan fasalka Biologyga lagu barto in ku...
View ArticleHeshiiskii Gadabuursiga iyo Ingiriiska ee lagu magacaabi...
Beelaha Gadabuursi oo taariikh facweyn leh, degaankooduna uu kala fidsan yahay dhulka Ismaamulka Somalida iyo Oromada, Somaliland iyo Djabouti, waxana tiro ahaan lagu qiyaasaa illaa 2 Milyan. Waana...
View ArticleAn apologize for Awdal regional ministry of health and Borama hospital
Every action has an outcome. Some of our actions have long and series impacts while others have ephemeral and meretricious consequences. In accordance of this, the recent article of mine came up with a...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya: Waxba kama jiraan isku shaandhaynta wasiirrada ee uu...
Awdalpress(Muqdisho) 25 Oct, 14–Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay isku shaandhayn uu ra’iisal wasaaraha Soomaaliya maanta ku...
View Article