Who Said That This Fertile Land Cannot Feed? By Noah Arre
Humans are blessed with a creative mind that is far superior to that of all other creatures. That is why, today, there are Billions of Wonders thanks to man’s creative mind that made them happen! And...
View ArticleUgaaska Gadabuursi Ugaas Abdirashid Ugaas Dooddi iyo kulankii uu ku soo af...
Hordhac. Qoraakani ma xanbaarsana wax aflagaado ah, waxanan u dhigay sida muuqaalka dhacdooyinka aan ka sheekaynayaa u egaayeen. Nuxurka sheekaduna waa mid ku dhex jira qoraalka. Qodobbada aan...
View ArticleCaaqil Reer Togdheer Ah Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Caleemo Saaray Degmada...
Saylac(Awdalpress) 21.Jan.2015-Caaqil ka soo jeeda gobolada Bariga Somaliland ayaa markii ugu horeysay taariikhda lagu caleemo saaray degmada Saylac ee Gobolka Salal kaasi oo laga soo galbiyey...
View ArticleDaawo : Ray’iga Dadka Ku Dhaqan Boorama Ee Dimoqraadiyada iyo Sida loo arko
Boorama(Awdalpress) 21-Jan.2015-shalay waxay ku beegnayd maalinta ay loo aqoonysaday maalinta dimoqraadiyada aduunka hadaba dadka ku dhaqan magaalada Boorama ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay erygaasi...
View ArticleThe WadajirGedabursi-Geb Conference (WAGGAC) Predicted Outcomes
Earlier analysis identified four key expected outcomes that were not mutually exclusive. Latest studies show that those analyses are still valid as far as the conference proceedings are concerned. The...
View ArticleQarax gaari oo ka dhacay afaafka hoteel ku yaalla Muqdisho
Qarax gaari ayaa ka dhacay dibadda hoteel ku yaalla aag aad loo ilaaliyo oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya. Booliska ayaa sheegay in wafdi Turkish ah ay ku shirayeen hoteelka SYL markii uu qaraxa...
View ArticleDaawo Shirweynaha Beelaha Gadabursi Ee WADAJIR Oo Si Habsami Leh Uga Furmay...
Boorama(Awdalpress) Shirweynaha beelaha gadabursi ayaa shalay si habsami leh uga furay dooxda Gob Ee Degmada Lughaya ,Waxaa Shirkaasi Furay ugaaska Guud ee Beelaha Gadabursi Ugaas cabdirashiid Ugaas...
View ArticleDaawo: Gudoomiyaha degmada baki oo markii ugu horaysay ka hadlay Macdanta...
Daawo: Gudoomiyaha degmada baki oo markii ugu horaysay ka hadlay Macdanta Siimoodi iyo Heshiiska Dawladu la gashay Shirkada Shiinaha ah.. iyo Arimo kale….
View ArticleTurkiga oo Sheegay in aanay waxba ka bedelayn Booqashada Beri ee M/weyne...
Awdalpress(Ankara) 22 Jan, 15–Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inuusan saamayn ku yeelan doonin qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho socdaalka la qorsheynayo in madaxwaynaha dalka Turkiga Recep...
View ArticleXafiiska Madaxtooyada Somalia oo goor dhaweyn shaacisay in booqashadii...
Awdalpress – Muqdisho – Madaxtooyada Somalia ayaa goor dhow daboolka ka qaaday in Safarkii Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu baaqday. Warkaani ayaa waxaa laga xaqiijiyay Madaxtooyada...
View ArticleShirkii WADAJIR ee beelaha Gadabuursi si fiican ayuu uga socdaa Geb, Boramana...
Awdalpress – London – Wararka saaka naga soo gaadhaya Borama ayaa sheegaya, in ciidammo aad u badan oo dhallin yaro aan si fiican u tababbarayn u badani ay baryahanba magaalada Borama la dhex...
View ArticleThe Misconception of Somalis from the Diaspora and our wrong Expectation
It is well known fact that there are Somalis living in every corner of the world. These Somalis who have emigrated for some reason or another make short visits back to their home at some time. Some...
View ArticleXukun xiiso aan u qabo uma soo laabane, xilka baan iska ridayaa!
Guuleed inta uusan billaabin ka sheekaynta riyadii, ayuu wuxuu ku daahfuray afarraydan, oo yiri: “Xalay baan riyoodoo Ruuxaani ii timid Lay rarey cirkaa sare Raggaad wada taqaanniyo Arkay...
View ArticleBoqor Cabdallahii Sacuudiga oo geeriyooday
Boqorka cusub ee Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdulcasiis Aala SacuudSaraakiil ka tirsan boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa shaaciyay in boqor Cabdallah Bin Cabdulcasiis uu ku dhintay isbitaal ku yaalla...
View ArticleDAAWO : Wasiir Maxamed Abgaal Oo Ku Eedeeyey Suldaan Wabar Rasaastii La...
Hargeysa(Awdalpress)January-24-2015-Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa sheegay in Suldaanka ee Abubakar Cilmi Wabar ka dambeeyay weerarkii habeen hore lagu qaaday...
View ArticleWasiirka Arrimaha Gudaha Oo Faahfaahiyay Noocyada Hubka Uu Sido Markab...
Berbera(Awdalpress)January-24-2015-Ciidanka amaanka xeebaha Somaliland ayaa la sheegay inuu Markab sida Shixnad Hub ah ku qabtay Dekedda Berbera.markabka ayaa Alaabooyin u siday Ganacsato Somaliland ah...
View Article“Waxaanu Eegaynaa Intii Dhagax La Dhigay Intee Ka Fushay, Waanu...
Hargeysa -(Awdalpress) – January-24-2015-Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta Bogaadiyay Madaxweyne Siilaanyo iyo weftiga weheliya ee safarka ku marayay Maalmihii u dambeeyay Gobolada dalka. Waxay...
View ArticleMadaxweynayaasha Jibuuti Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixday Hishiisyo Dhowr...
Jabuuti(Awdalpress) 24.Jan.2015-Madaxweynayaasha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kulan ay ku wada qaateen magaalada Jibuuti ee dalka Jibuuti ku kala saxiixday hishiisyo...
View ArticleWasiirka Boosaha Somaliland Mohamed Jaamac Abgaal ( Sagaaro ) hanjabaaddiisii...
Wasiirka Boosaha Somaliland Mohamed Jaamac waxa uu iga mudan yahay ixtiraam, mana jecli in aan u gafo, laakiin dhawaqa uu maanta saxaafadda mariyey oo aan fahmi karayo in aanu malaha u soo diyaar...
View ArticleMadaxweyne Erdogan oo Muqdisho soo gaarey, mashaariicna furey
Muqdisho: (Awdalpress) 25 January, 2015,Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa ka soo degey gegida diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo...
View Article