Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Oo Cambaareyn U Diray Waddamada...
Hargeysa(Awdalpress) wasiirka arimah gudaha Somaliland ayaa cambaareeyey sida ay dowlada turkigu u waddo wada hadalada Somaliya iyo Somaliland Halkan Ka Daawo : The post Wasiirka Arrimaha Gudaha...
View ArticleAl-Shabaab oo dishay sarkaal taageeray Daacish
Kooxda Al-Shabaab ee ku sugan koonfurta Soomaaliya ayaa deegaanka Guduudey ee gobolka Jubbada Dhexe ku dishay sarkaal ka tirsanaa garabka Al-Shabaab ee taageeray kooxda Daacish ee ka dagaallanta...
View ArticleW/Caafimaadka Somaliland Oo Gaadhi Ambalaska Ugu Deeqay Degmada Dilla
Dilla(Awdalpress) wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa gaadhi Gargaarka deg deg ah ee Ambalaska ugu deeqday degmada Dilla ee Gobolka Awdal kaasi oo ka mid ahaa sadex ambalaas oo wasaarada maaliyada...
View ArticleHALKAN DAAWO OO DIB U MILLICSO-SHALLAY IYO MAANTA- Guddoomiyaha Xisbiga...
The post HALKAN DAAWO OO DIB U MILLICSO-SHALLAY IYO MAANTA- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID – See more at: appeared first on Awdalpress.com.
View ArticleFacebook iyo Chating Siyaasi laguma Noqdo” Faysal Cali Waraabe Oo...
Hargaysa(Awdalpress) Eng Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha Ucid ayaa isagoo ku sugan magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer wuxuu diiday eedaha musharax xigeenkii xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan...
View ArticleErgay cusub oo loo magacaabay Soomaaliya
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa ergay cusub u soo magacaabay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM, kaasoo bedelaya ergaygii hore Nicholas Kay. Ergayga cusub oo lagu magacaabo...
View ArticleRa’iisul wasaaraha Oo isbeddel kooban ku sameeyey xubno ka tirsan golihiisa...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday laba kamid ah golihiisa wasiirrada, isagoo u magcaabay mas’uuliyiin cusub. Wareegto ka soo baxday xafiiska ra’iisul wasaaraha...
View ArticlePutin: Cawaaqib xumo ayaa ka dhalan diyaaradda Turkigu soo riday
Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in cawaaqib xumo ay ka dhalan doonto diyaaradooda dagaal ee Turkigu ku soo riday Suuriya. Valadamir Putin ayaa dhabarjebin ku tilmaamay weerarka uu militariga Turkigu...
View ArticleMusuq-Maasuq Hadheeyey Xarunta Kuweyd Ee Hargeysa iyo Maareyaha Samafalka...
Hargeysa(Awdalpress) qaar ka mid ah warbaahinta ka hawl gasha magaalada Hargeysa ayaa qoray warbixino sheegaya in musuq maasuq hadheeyey xarunta agoomaha ee Kuweyd ee magaalada Hargeysa. hadalkaasi...
View ArticleSIR CULUS: GANACSIGA QIYAANEEDKA LONDON IYO WASHINGTON EE HARGEYSA
Somalilanders.com – Wasaaradda Arimaha Dibada Mareykanka ayaa Mucaaradad xoog badan kala hortimid dhigeeda Ingiriiska ee loo yaqaan UK Foreign Office, ka dib markii Shirkadda Dahabshiil lagu helay...
View ArticleQaar Ka Mid Ah Salaadiinta Hargeysa Oo La Kulmay Madaxda Safaarada Turkiga Ee...
? Hargeysa, September 24, 2015 (Awdalpress) – Qaar ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa kulan la yeeshay qunsulka guud ee dalka Turkiga u fadhiya magaalada Hargaysa, Muzaffer Yüksel....
View ArticleBEELAHA KA SOO JEEDA SOMALILAND OO WACDARO KA DHIGAY MUQDISHO (VEDIO)
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulankii ugu ballaarnaa oo ay yeesheen waxgaradka, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda beelaha Waqooyiga ee la...
View ArticleNELSON MANDELLA Noloshiisii & Raadadkii Fikradahiisa
Waxaa jirtay in uu ku adkaa halqabsi odhanayey wadada Xoriyaddu waxay sii dhex martaa xabsiga, fikradaas ayuu aaminsanaa mana ahayn nin werwer ka qabay in la xidho – See more at: The post NELSON...
View ArticleIs bar bar dhig lagu sameeyey xaaladda Shaqaalaha reer Awdal ka soo jeedaa ay...
Baadhitaan iyo u kuur gal ay shabakadda Awdalpress ku samaysay dadka ka soo jeeda Awdal, Salal iyo Gabilay ee u shaqo taga gobollada Somaliya iyo Somaliland ayaa waxa ka soo baxday warbixin kooban oo...
View ArticleGUDDOOMIYE CIRRO OO SII MACAL-SALAAMAYNAYA KURSIGA WAKIILLADA IYO XUBNAHA...
Awdalpress:-Sida ay sheegayaan warar aanu ka helnay Ilo lagu kalsoon yahay oo u dhuun daloola Arrimaha Xisbiga Waddani, waxa dhawaan Xilka uu ka hayo Golaha Wakiillada iska Casili doona Guddoomiye...
View ArticleHalkan Ka Daawo” Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Jamaal...
The post Halkan Ka Daawo” Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Waali Cas Ku Tilmaayey Hadaladii Ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali Waraabe”, Isla...
View ArticleFaysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Xisbiga Ucid Lagu Tartamayo
“Aniga Wax Iididaya In Aan Isa Soo Sharaxo Ma Jirto, Oo Qof Walba Xisbiga Wuu Iska Soo Sharixi Kara , Kuwa Diidan In Aan Murashax Noqdo Waa Kuwo Iga Baqaya, Somaliland Waa La Rogayaa Haddii Rag Aan...
View ArticleDaawo Heestii: Sahra Ahmed iyo Cabdi Bacalwaan – Heestii Faras Kaagii Laga Badi
The post Daawo Heestii: Sahra Ahmed iyo Cabdi Bacalwaan – Heestii Faras Kaagii Laga Badi appeared first on Awdalpress.com.
View ArticleHORDHAC :Waraysi Xiiso Badan Fayasal Cali Waraabe Daawo
HORDHAC :Waraysi Xiiso Badan Fayasal Cali Waraabe Caawa Ka Daawo HCTV 10:45PM The post HORDHAC :Waraysi Xiiso Badan Fayasal Cali Waraabe Daawo appeared first on Awdalpress.com.
View ArticleHalkani Ka Daawo: Waftigii Isbahaysiga Dimuqiraadiga Mucaaridka Xisbiga...
The post Halkani Ka Daawo: Waftigii Isbahaysiga Dimuqiraadiga Mucaaridka Xisbiga Kulmiye Kaasi oo Uu Hogaaminayey Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada xirsi X. Cali Oo Si Heer Sare ah Loogu soo Dhamweeyey...
View Article