Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal ka Qarxay Degmada Baladxaawo iyo Ciidamadii Itoobiya oo ka baxay

Awdalpress – Muqadisho – Dagaal culus oo u dhexeeya ciidammo iska soo hor-jeeda oo kala taabacsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Jubba ayaa goor-dhow ka qarxay gudaha degmada Balad-xaawo ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dood: Socdaalkii Prof. Ahmed Samatar ee sannadkii 2013kii muuqaal sidee loo...

Barnaamijkan oo lagu duubay Stereo-ga London uu Somaliland Tvgu ku leeyahay, laakiin la diiday in la sii daayo ayaa na soo gaadhay immiga, wakhtigaa oo ay taariikhdu ahayd 20kii May ee sannadkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Siyaasi reer Awdal ah oo si adag u dhaliilay Nidaamka Somaliland,...

Daawo: Siyaasi reer Awdal oo si adag u dhaliilay Nidaamka Somaliland, uguna baaqay reer Awdal/Salal inay dib uga Fiirsadaan mawqifkooda Somaliland..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Suldaan Sulaymaan Cali oo ka sheekaynaya wakhtigii ugu horeeyay ee uu...

Daawo: Suldaan Sulaymaan Cali oo ka sheekaynaya wakhtigii ugu horeeyay ee uu Gabyo oo uu ku tilmaamay Shirkii CARTA ee M/weyne Ismail Geele u qabtay Soomaalida..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan: Waan soo dhoweynayaa qiimeynta waxqabadka dowladdeyda

Awdalpress(Muqdisho) 07 May, 13–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo in qiimeyn dhab ah lagu sameeyo waxqabadka dowladda uu hoggaanka u hayo. Madaxweynaha ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalka Djabouti oo noqoday dal ahmiyad gaar ah u leh Maraykanka.

Hoggaanka Madaxweyne Ismail Omer Geelle ayaa ku guulaystay in uu dalka Djabouti ku hoggaamiyo siyaasad aad u wanaagsan, oo u soo hoysay guul dhinaca arrimaha dibadda ah, bal haddana aan wada daawanno...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cukuse: Madaxweyne Ahmed Siilaanyo waa musharaxa Madaxweyne ee xisbiga...

Wasiirka warfaafinta Somaliland mudane Cukuse ayaa si rasmi ah maanta u shaaciyey in madaxweyne Ahmed Siilaanyo yahay musharraxa madaxweynenimo ee xisbiga Kulmiye. Si cadna waxa uu u sheegay in marka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhaannow: Xasan ha tagee, maxaa xiga?

Mudane Xasan, horjooge ka liita ama ka daciifsan nama soo marin abid, wax ka DHIIGYACABSAN haa, oo waliba carrada iyo ciidda ka badan. Waaba iga weydiine, horta DOQONNIMADA ma u dhashay mise waa iska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

CAIR Joins U.S. Muslim Leaders in Condemning Boko Haram

Halkan ka daawada cambaarayn ay Muslimiinta Maraykanku cambaaraynayaan BOKO XAARAAM. Awdalpress.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Hassan Sheekh oo xalay la kulmay xildhibaannadii warqadda codsiga...

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay galab Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Xildhibaannadii Baarlamaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia oo shir-guddoomiyay kulan lagaga hadlayey dib u dhiska...

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir-guddoomiyey shirkii ugu horreeyey ee fulinta ee heerka sare ee madashada saaxiibbada (The first High Level...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyihii iyo Tafa-tirihii wargaysa Haatuf oo xabsiga loo taxaabay

Awdalpress – Hargeysa – Wargesyka aadka looga xiiseeyo magaalada Hargeysa oo intii mudda ahba ay dawladdu albaabada u laabtay, ayaa maanta xabsiga la dhigay guddoomiyihii iyo Tafatirihii wargeyskaasi,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hormuud Telecom Foundation oo deeq lacageed u qeybisay boqolaal qoys oo...

          Awdalpress – Muqdisho – Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta degaanka ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho deeq lacageed ugu qeybisay boqolaal qoys oo ka soo barakacay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suldaan Samatar oo ka hadlay kulankii ay Salaadiinta beelaha Isaaq la...

Awdalpress – Muqdisho – Magaalada Hargeysa waxa bishan May 7eedii si lama filaan ah ku yimid oday dhaqameedyo ka socda beesha Hawiye, waxana ay wadahadal gaar iyo ku kaleba la yeesheen Salaadiinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Oday dhaqameedyada Muqdisha laga soo abaabulay ee ku sugan Somaliland iyo...

Awdalpress – London – Oday dhaqameedyo tiradooda lagu sheegay 45, oo ka soo kicitimay magaala madaxda Somalia ee Muqdisho, ayaa usbuucan dhammaaday dabayaaqadiisii si lama filaan ah u yimid Somaliland....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad loo qabtay xisbiga UCID oo ka dhacday magaalada London.

Awdalpress – London – Xaflad lagu soo dhaweynayey guddoomiyaha xisbiga UCID iyo musharraxa Madaxweyne ee xisbiga iyo guddoomiye ku xigeenka saddexaad Ali Guray, oo lagu qabtay magaalada London aan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso: Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo Faahfaahinaya waxyaabihii ay ka...

Dhegayso: Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo Faahfaahinaya waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxda/dhaqanka ee K/Somalia ee kulanku ku dhexmaray Duubabka G/Awdal Hutelka RAYS ee magaalada Boorama…...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia Mudane Hassan Sheikh oo ku soo laabtay Muqdisha iyo...

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweyne Hassan oo ka soo laabtay safarkiisii uu ku tegey Uganda, muxuuse kala soo kulmay? Awdalpress

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Oday dhaqameedkii reer Muqdisha ee Hargeysa yimid, Maxay kala kulmeen...

Odayaasha muqdisho ka yimid ee  la geeyey Borama, Berina Laascanood ayaa  la geyn.     Erayadan waxa ka dhawaajiyey Siyaasi Maxamed xaashi cilmi oo ka mid siyasiinta S/Land, waxana uu ahaan jiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Dhammaanba waxa la odgaysiinayaa Jaaliyadda gobollada Awdal iyo Salal in Xildhibaan Yaasiin Sh. Ali Ayaanle oo maanta ku soo beegan dalka Ingiriisku uu kulan ballaadhan la yeelan doono shacabka ka soo...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live