Al-Shabaab oo weerartay Magaalada Afmadow
Awdalpress(Afmadaw) 28 Nov, 13–Dagaal u dhexeeya ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa fiidnimadii caawa ka billowday degmada Afmadow ee...
View ArticleSiilaanyo oo saxiixay mashruuc Afar sano soconaya
Awdalpress(Hargaysa) 29 Nov, 13–Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saxiixay mashruuc ay maalgelinayaan dowladaha Britain iyo iyo Denmark oo afarta sano ee soo socota wax...
View ArticleMadaxwaynaha Xamar Oo Aamini Wayey In Kaambaynka Uu Ku Ridayo Raysal...
Awdalpress(Muqdisho) 29 Nov, 13— Wararkii ugu danbeyey ee ka soo baxaya xarunta Somaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu Fadhiisin ka dhigtay Huteel ku yaala...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay joojinta dagaalka Taleex
Awdalpress(Muqdisho) 01 Dec, 13–Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la xalliyo dagaallo dhowaan ka dhacay degmada Taleex ee gobolka Sool. Xasan...
View ArticleBaarlamaanka oo billaabay ka doodista mooshinka ka dhanka ah R/Wasaare Shirdoon
Awdalpress(Muqdisho) 01 Dec, 13–Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah billaabay doodda mooshinka ka dhanka ah raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax...
View ArticleDaawo: Xuska Maalinta Caalamiga ah ee la dagaalanka xanuunka HIV/AIDS oo...
Daawo: Xuska Maalinta Caalamiga ah ee la dagaalanka xanuunka HIV/AIDS oo Boorama ka dhacday..
View ArticleWAR DEG DEG DEG AH: Safiir Mahamed Ali Aw Abdi oo iclaamiyey in uu u taagan...
Awdalpress – Birmingham – 01/12/13 – Shir weyn oo xalay lagu qabtay magaalada Birmingham oo il-yartu is qabatay ayaa ahaa mid ay ku kulmeen siyaasiyiin, xisbiyiin iyo muwaaddiin kale oo reer Somaliland...
View ArticleGobolka Sanaag oo Ayax laga cabanayo
Awdalpress(Ceerigaabo) 02 Dec, 13–Dadka ku nool deegaannada daaqsinka leh ee gobolka Sanaag ayaa ka cabanaya raxan ayax ah oo dagay dhulkaas, waxyeellana u gaystay dhul-daaqsin baaxad leh. Deegaannada...
View ArticleSaacid oo baarlamaanka weydiistay in la siiyo fursad ay xukuumaddu isku difaacdo
Awdalpress(Muqdisho) 02 dec, 13–Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa ku gacan seyray eedaha loo soo jeedinayo xukuumaddiisa ee sababay in laga keeno...
View ArticleDaawo: Fikirka Siyaasi Boorama Jooga oo Diidan dagaalka taleex beesha...
Daawo: Fikirka Siyaasi Boorama Jooga oo Diidan dagaalka taleex beesha Dhulbahantana Taageersan maamulada kalana faraha ka qaada leh maamulkooda..
View ArticleDaawo: Shirkada Shaba oo biyo Balaadhin ka bilawday xaafadaha koonfurta...
Daawo: Shirkada Shaba oo biyo Balaadhin ka bilawday xaafadaha koonfurta magaalada Boorama oo ka caban jiray biyo yaraan iyo ceelashii biyaha Shaylaha oo la gelinayo xaafadahaas..
View ArticleWAR DEG DEG AH:Baarlamanka Somalia oo kalsoonida kala laabtay xukuumada...
Awdalpress – Mogadisho – Ka dib markii la soo af-jaray doodii socotay labada maalmood ee ay xildhibaanadu kaga doodayeen mowshinka ka dhanka ah xukuumadda Saacid, ayaa waxaa goor dhaweyd codka...
View ArticleMadaxweynaha Somaliya oo soo dhaweeyey kalsooni kala noqoshada ay Baarlamanku...
Awdalpress – Muqadisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa goordhaweyd Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kaga hadlay go’aankii maanta ay...
View ArticleShirweynihii Kowaad Ee Xisbiga Waddani UK Oo Ku Qabsoomay Magaalada...
Birmingham-(Qaran-news)-Xaflada shirweynahan oo ka dhacday hoolka xafladaha ee ROYAL SUITE BANQUETING PLACE, ee magaalada Birmingham, ayaa ahayd xaflad si aad u heersaraysa loo soo agaasimey, taasoo...
View ArticleReer Xamarku maxay ka qoreen Saacid, tolow miyey ku wiirsanayaan. ( daawo...
Muddo bil ka badan ayay madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ku qaadatay in uu soo magacaabay ra’isulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon, markii uu magacaabay ee uu horkeeney baarlamaanka wuxuu...
View ArticleMaqaal uu qoray qoraaga Bashir Goth oo uu ka hadlayey Is casilaaddii...
Waxan Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Faallo uu daabacay Wargeyska Caanka ah Ee Al-Arab (????? ) oo kasoo baxa London. Maqaalkan oo uu qoray qoraaga caanka ah Ee Bashiir Goth Oo wargeysku kusoo saaray...
View ArticleMadaxweynaha Sudan oo ku baaqay taageeridda Soomaaliya
Awdalpress(Khartum) 04 Nov, 13–Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay taageero caalami ah, si loo xoojiyo horumarka iyo nabadda billowga ah...
View Article4 Soomaali oo loo haysto weerarkii Westgate oo loo diiday in damiin lagu sii...
Awdalpress(Nayrobi) 04 Dec, 13–Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa u diidday in damiin lagu sii daayo afar nin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay caawiyeen dableydii weerartay xarunta dukaamada...
View ArticleXukuumadda oo Hanti-dhawr galisay Telefishanka Qaranka xili aan Jawaab laga...
Awdalpress(Hargaysa) 04 Dec, 13–Xukuumadda Somaliland ayaa Hanti-dhawr galisay Musuq maasuq iyo wax is-daba marin maamul oo uu Wasiirka Wasaaraddaasi ku Eedaynayo qaar ka mid ah Masuuliyiinta...
View ArticleDaawo: Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal oo laga Horjoogsaday Gabilay iyo...
Daawo: Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal oo laga Horjoogsaday Gabilay iyo Cagajuglayn uu sheegay in Askartu u geysatay…….
View Article