Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Ku Socota Qoyska iyo Ehelada Sh Maxamuud Aw Xasan Kaahin

Innaa Lillaahi Wa innaa ilayhi Raajicuun: Dhamaanba Hawlwadeenada Shabakada Awdalpress iyo Qoyska reer Sh Cumar Good oo dalka gudihiisa iyo dibadiisa kala Jooga iyaga oo ka tiiraanyaysan Geeridii ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Tartantan Xifdiga Quraanka oo lagu qabtay Magaalada Dilla ee G/Awdal

Daawo: Tartantan Xifdiga Quraanka oo lagu qabtay Magaalada Dilla ee G/Awdal..

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay gobol cusub iyo Beeralleyda Puntland oo la...

Awdalpress(Garawe) 19 July 13–Baarlamaanka Puntland ayaa maanta ansixiyay gobol cusub iyo saddex wasiir ku xigeenno oo dhowaan la magacaabay. Baarlamaanka oo yeeshay kal-fadhigoodii 30-aad ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka oo ansixiyay heshiiska ciidanka ee Soomaaliya iyo Turkey

Awdalpress(Muqdisho) 19 july 13–Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ay ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa anisixiyay heshiiska tababarka ciidamada ee dowladda Soomaaliya ay la gashay Turkiga....

View Article

Dowladaha Congo iyo Ugandha oo shaaciyey in xadka dalalkooda ay ka...

Awdalpress(Kampala) 19 july, 13–Labada dowladood ee deriska ah Congada Dimoqraadiga ah iyo Ugandha ayaa markii ugu horeysay shaaciyey in kooxda falaagada ah ee ADF oo ka dagaalanta xadka labada dal ay...

View Article


Obama oo ka Hadlay xiisad ka dhalatay wiil madow ah oo lagu toogtay Maraykanka

?Awdalpress(Washinton) 20 July 13–Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa dadka Maraykanka ugu yeeray in damiirkooda ay eegaan oo ay is xisaabiyaan, marka laga hadlayo dambigii lagu waayey nin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo oo howlgal dhinaca amniga ah laga sameeyay

Awdalpress(Muqdisho) 21 July 13–Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka sameeyay howlgal dhinac ammaanka ah kaddib markii magaalada ay beryahan ka dhaceen falal isugu jira dilal...

View Article

Distoorka iyo Madaxweyne Siilaanyo, Xildhibaan Ibrahim Jama Reyte.

Qore. Xildhibaan Ibrahim Jama Reyte. Xubin. Golaha Wakiillada Somaliland. raitejama@yahoo.com Xilka ugu horreeya uguna muhiimsan ee Madaxweynuhu waxa ka mid ah dhawrista, ilaalinta iyo difaaca...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenka reer Awdal ee degen TORONTO CANADA oo 6506$ US soo gaadhsiiya...

Haweenka reer Awdal ee degen TORONTO CANADA oo 6506$ US soo gaadhsiiya Cusbataalka Dhimirka Boorama Hoos ka Daawo;

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalo 1200 Sano Badda Hoosteeda Ku Aasnayd Oo Laga Helay Dalka Masar

Awdalpress(Cairo) 21 July, 13–Dalka Masar ayaa waxaa dhawaan laga helay magaalo la sheegay in ay badda hoosteeda ku aasantay muddo laga joogo qiyaas ahaan 1200 oo sano, taasoo la sheegay in ay tahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Xukuumadda S/land Ka Tirsan Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Maleegeen...

Awdalpress(Hargaysa) 21 July 13–Wasiir ku xigeenka Macdanta iyo Biyaha Somaliland C/salaan Maxamed Xasan ayaa shaaca ka qaaday in waftigii Wasiiradda ahaa ee uu hogaaminayey Wasiirka Gaashaandhiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marwo Fowsiya oo ku laabatay Muqdisho kaddib safar ay ku tagtay Nigeria

Awdalpress(Muqdisho) 21 July 13–Raysul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dib ugu laabatay Muqdisho kaddib markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay xeerka saxaafadda Soomaaliya

Awdalpress(Newyork) 21 July, 13–Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xeerka qabyada ah ee saxaafadda Soomaaliya ee ay dhowaan golaha wasiirrada ansaxiyeen, kaas oo ay xustay in ku jiraan qodobbo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lacag loogu deeqay isbitaalka dhimirka ee Boorama

Awdalpress(Borama) 21 July 13–Jaaliyadda haweenka Soomaalida ee magaalada Toronto ee dalka Canada ee ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa ugu deeqay isbitaalka dhimirka ee magaalada Boorama lacag dhan Lix...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Soo dhaweyntii Wasiirka Cusub ee Khaarajiga Somaliland oo maanta ka...

Daawo: Soo dhaweyntii Wasiirka Cusub ee Khaarajiga Somaliland oo maanta ka soo degay Hargaysa iyo A/weli Goth oo ka warbixinaya.

View Article


8 Sanadood Nin Samaroon Ah Ayaa Madaxweyne Ka Ahaa S/land, Lamana Odhan Karo...

Awdalpress- 23 July 13–Professor Axmed Ismaacil Samatar oo dabayaaqadii Bishii May Socdaal ku yimid Somaliland oo mudo bil ah ku sugnaa dalka si uu u indha-indheeyo xaalada Somaliland ayaa markii uu...

View Article

Gudd. Guurtida Oo Ka Markhaati Kacay Inuu Xukuumada Uga Soo Gurmaday Golaha...

Awdalpress(Hargaysa) 23 July 13–Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo shalay safarkii caafimaad ee uu ugu maqnaa dalka UK ka soo guryo noqday ayaa ka markhaati kacay warar...

View Article


Baaq taageero ah oo beelwaynta Reer Nuur ee Wadamada Qurbaha Qaarkood ay u...

Waxa bulsho waynta Reer Nuur dhalinyarteeda, Aqoonyahankeeda, Culimaa’u diinkeeda, qurbo joogeeda iyo dhamaan bulshadeeda kala duwani waxa ay hambalyo u dirayaan  Golaha Cusub ee lagaga dhawaaqay...

View Article

PRESS STATMENT – WAXANU SOO DHAYNAYNAA IDAACADA QURAANKA KARIIMKA AH EE LAGA...

Gudida Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika waxay si wayn u soo dhawaynayaan IDAACADA QURAANKA KARIIMKA AH ee uu Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mud. Ahmed Mohamed Siilaanyo ka hirgaliyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Ciidanka Bada ee degmada Saylac oo ka hadlay dhacdada uu ku xidhan...

Taliyaha Ciidanka Bada ee degmada Saylac oo ka hadlay dhacdada uu ku xidhan yahay weriye Cali Xajar ee Somalichanel iyo waraysi xiiso Badan oo aan ka hayno labada dhinac halkan ka Daawo..

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live