Reer Awdal malaha Siyaasiyiin, Somalilandna kuwa u matalaa waa shakhsiyaad...
Reer Awdal ha eersadeen siyaasigooda iyo odayadooda. Laakiin yaanay cid kale ka caban. Sii akhri siyaasiga reer Awdal ee laguu xulay iyo kaalinta uu u matalo. Awdalpress – Borama – Socdaalkii aan ku...
View ArticleTacsi ku socota ehelada uu ka baxay Marxuum Xaaji Maxamud Jibril Xirsi oo ku...
INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN… Dhammaan reer Sheekh Omer Goth meel kasta oo ay joogaanba waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diryaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Xaaji Maxamudd...
View ArticleGanacsade 3000 USD ugu deeqay dad ku nool deegaanka Morohda, Saylac
Awdalpress(Saylac) 15 July 13–Ganacsade lagu magacaabo Maxamed Aw Siciid oo ka mid ah ganacsatada Somaliland ayaa lacag gaareysa 3000 USD ugu deeqay dadweynaha ku nool deegaanka Morohda oo ka tirsan...
View ArticleMacdan baareyaal lagu xiray Awdal
Awdalpress(Borama) 15 July 13–Saddex nin oo u dhashay dalka Pakistaan oo la sheegay inay macdan baarayaal yihiin ayaa lagu xiray degmada Baki ee gobolka Awdal, waxaana loo heystaa eedeymo la xariira...
View ArticleCiidamada Ethiopia oo ka baxay Baydhabo
Awdalpress(Baydhabo) 15 July, 13–Ciidamada dowladda Ethiopia ayaa ka baxay fariisomo ay ku lahaayeen warshadda Xaseey iyo agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay....
View ArticleMusharixiinta Xisbiga UCID oo soo saaray Warsaxaafadeed ay kaga biyo diideen...
WAR MURTIYEED AY SOO WADA SAAREEN MUSHARAXIINTA XISBIGA UCID OO KU WAAJAHAN WADAHADALADA SOMALILAND & SOMALIA. Jamaal Cali Xuseen...
View ArticleSiyaasiyiin iyo isimo soo dhoweeyay go’aankii PL ee hakinta doorashooyinka
Awdalpress – Garawe – Qaar ka mid ah xildhibaanada maamulka Puntland, odayaasha dhaqanka, isimada iyo siyaasiyiinta ku sugan magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa soo dhoweeyay...
View ArticleDowladda Kenya oo sheegtay in ciidankeeda aysan kala baxayn Soomaaliya illaa...
Awdalpress – Nairobi – Xukuumadda Kenya oo iska fogeysa eeddii loosoo jeediyay ciidamadooda qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay sii joogaan Soomaaliya illaa...
View ArticleDaawo: Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka Boorama oo Eedayn u jeediyay...
Daawo: Xildhibaan ka mid ah Golaha deegaanka Boorama oo Eedayn u jeediyay Duqa iyo Xoghayaha Boorama oo bixiyay Jidka hormara Sariimada Axmed-Guray..
View ArticleDaawo: Deeq Raashin ah oo loo qaybiyay Haweenka Muruqmaalka ah ee degen...
Daawo: Deeq Raashin ah oo loo qaybiyay Haweenka Muruqmaalka ah ee degen Magaalada Boorama, waxa soo diray Ururka AUD.
View ArticleGuddoomiye ku xigeenka Baydhabo oo la dhaawacay
Awdalpress(Baydhabo) 17 July 13–Guddoomiye ku xigeenka degmada Baydhabo ee gobolka Baay Maxamed Macallin Dhala-dheere ayaa ku dhaawacmay asaga iyo mid ka mid ah ilaaladiisa kaddib markii ay is...
View ArticleGoobaha Cilaajyada Oo Isku Bedelay Cusbitaalo Iyo Kalintii Maamulka...
Awdalpress(Hargaysa) 17 July 13–Somaliland khaasatan magaalada Hargeysa waxa ku soo badanaya sanadadii u dambeeyey goobo lagu dabiibo dadka oo loo yaqaano Iclaajyo, kuwaas oo qaarkood qabta adeegyadii...
View ArticleCIA-Da Mareykanka Oo La Ogaaday Iney Xabsiyo Ku Leedahay Muqdisho
Awdalpress(Muqdisho) 17 july 13–Sida shalay lagu qoray wargeyska The Nation oo kasoo baxa dalka Maraykanka ayaa sheegay in hay’adda CIA,da Maraykanka ee dhinaca sirdoonka qaabilsan ay xabsiyo lagu...
View ArticleAgaasimihii Guud Ee La Wareegay Xilka W/Ganacsiga Oo La Sheegay In Dibada...
Awdalpress(Hargaysa) 17 July, 13–Agaasimhii guud ee Wasaarada Ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga Maxamed Sheekh Cumar Xasan oo dhawaan xilka la wareegay ayaa shalay dibada looga saaray xafiiskiisii,...
View ArticleSheekhal Baladka Borama oo Madaxweyne Siilaanyo sadex shay uga digay
Awdalpress(Hargaysa) 17 July 13–Sheekh C/laahi Sheekh Cali Jawhar oo ka mid ahaa Culimadii Madaxweyne Siilaanyo Qasriga Madaxtooyadda Afurka ugu sameeyay toddobaadkan ayaa kala hadlay qoddobo...
View ArticleWasiirkii Hore Ee Daakhiliga Oo Deedefeeyey Inuu Muqdisho Ka Degay, Xili Xogo...
Awdalpress(Dubai) 18 July, 13–Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa si cadho leh u deedefeeyey inuu ka degayo Magaaladda Muqdisho 24-ka saacadood ee soo socda, kadib markii...
View ArticleShir lagaga hadlayo qaabka ugu habboon ee is waydaarsiga macluumaadka iyo...
Awdalpress , Jimco, July 19, 2013….Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya, madaxda hawlgalka midowga afrika ee AMISOM iyo wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa ka wada hadlaya sida ugu habboon...
View ArticleSocdaalkaygii Hargeysa iyo waaqaca dhabta ah ee ay dadku ku nool yihiin. (...
Arbacadii ay bishani July ahayd 17 ee sannadka 2013ka ayey ahayd markii aan gaadhi kuwa raaxada ah ka soo raacay magaalada Borama, waxanan soo baxnay wakhti kulayl ah laakiin ku dhaw 11kii subaxnimo....
View ArticleGolahalaha Cusub Ee Hargaysa Lagaga dhawaaqay Ma Badbaado Qaranbaa Mise Waa...
Golahalaha Cusub Ee Hargaysa Lagaga dhawaaqay Ma Badbaado Qaranbaa Mise Waa Mid Qabiil? Waxa bishan gudeheeda lagaga dhawaaqay Magaalada Hargaysa, Gole loogu magic daray “ Golaha Wadatashiga Iyo...
View ArticleTacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Sh. Maxamuud Aw Xasan Kaahin.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN… Reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariistee, marxuun Aw Maxamud...
View Article